Monday, June 15, 2026
The Prime Minister of Somalia, Hamsa Abdi Barre, has presented a sum of 20,000 dollars to the Somali citizen who handed over a Bajaj motorcycle carrying an explosive device to the security agencies. The Prime Minister, who was standing by the director of security of NISA, Mahad Mohamed Salad, said...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa muwaadin Soomaaliyeed oo hay'adaha amniga usoo gudbiyay mooto Bajaaj sidday qarax, guddoonsiiyey lacag dhan 20kun oo dollar. Ra’iisul Wasaaraha oo uu garab taagnaa agaasimaha nabad sugidda ee NISA, Mahad Maxamed Salaad ayaa sheegay in tallaabadani ay ku timid wadashaqeynta iyo kalsoonida ay bulshada...
The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, Hamse Abdi Barre, today inaugurated the export of meat from Somalia to be sold to Saudi Arabia. Prime Minister Hamse described the export of meat from Somalia approved by the Kingdom of Saudi Arabia as a successful step, and he noted...
Raysal Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Maanta Daah furay Dhoofinta Hilibka Xoolaha Soomaaliya ee loo iibgeynayo dalka Sacuudiga. Raysal Wasaaraha Xamse ayaa dhoofka hilibka Xoolaha Soomaaliya ee ay ogolaatay Boqortooyada dalka Sacuudiga ku tilmaamay tallaabo guul ah, waxuuna xusay in dadka Soomaaliyeed iyo ganacsatada ay ka heli...
Maxkamada Magaalada Bosaso ee gobolka Bari ee Puntland ayaa xukuntay shan dhallinyaro ah oo lagu helay in qoys danyar ah oo ku nool Magaalada Boosaaso ay dhawaan kula kaceen fal tacadi ah. Dhallinayaradan ayaa lagu riday xukunno u dhaxeeya shan sano illaa iyo lix shan sano oo xabsi ah iyo...
A committee from the African Union has concluded a fact-finding trip to Somalia, to assess the security situation ahead of the ATMIS troop reduction plan. The African Union envoy to Somalia and the head of the ATMIS mission, announced that several advance bases will be handed over to the Somali...
Guddi ka socday Midowga Afrika ayaa soo gebagebeeyey socdaal xaqiiqo raadin ah oo ay ku tageen Soomaaliya, si ay u qiimeeyaan xaaladda amniga ka hor qorshaha dhimista ciidamada ATMIS. Ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa howlgalka ATMIS, ayaa shaaca ka qaaday in dhowr Saldhig oo Horudhac ah lagu wareejin...
Dowladda Rwanda ayaa qaabishay 134 qaxooti & magangalyo doon ah kuwaas oo lagasoo daad gureeyay dalka Liibiya. Dadkan oo la geeyay magaalada Kigali ayaa waxay kala yihiin 64 Eritrea, 35 Sudan, 15 Soomaali ah, 17 Ethiopian ah, 2 Cameroon & 1 Mali.Qaxootigan ayaa la dejindoonaa Xarunta Gaadiidka Gashora, halkaas oo...
Kenya waxa ay joojin doontaa shuruudihii dal ku galka ee Jabuutiyaanka iyadoo Nairobi ay u socoto si loo yareeyo isu socodka dadka Geeska Afrika iyo horumarinta ganacsiga iyo isu socodka hawada labada dal. Aqalka Madaxtooyada ee Nairobi ayaa ku dhawaaqay isbeddelka siyaasadda kadib markii madaxweynaha Kenya William Ruto uu Axaddii...
Armed militiamen looted the Somali embassy in Sudan, according to the Somali ambassador to that country Amb. Mohamed Sheikh Isaac. Somali Ambassador to Sudan Amb. Mohamed Sheikh Ishaq wrote in a statement about this matter, he said, "I condemn the barbaric act of looting my house in Khartoum, Sudan. The ambassador...