Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inay walaac weyn ka muujinayaan xaaladda amni iyo midda siyaasadeed ee ka jirta gobolka Gedo ee maamulka Jubbaland.
Madaxweyne Deni waxa uu nasiib darro weyn ku tilmaamay in dowladda federalka u caburinayso gobolka Gedo, wixii iyagu ay uga diideen dowladdii hore ee Soomaaliya.
taasoo...
Reports reaching us this morning in Eelbarde town in Bakool region say that there is still a war between the Darwish forces of the Southwest and the Somali government military.
The tension of war that is felt in Elbarde this morning follows a serious battle that took place late last...
Wararka naga soo gaaraya saakay magaalada Ceelbarde ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in wali halkaasi ay ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhaxeeysa ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed iyo kuwa Militariga dowladda Soomaaliya.
Xiisada dagaal ee saakay laga dareenayo Ceelbarde ayaa daba socota dagaal culus oo Shalay galinkii dambe halkaas...
Magaalada Garowe ayaa saakay ku jirta marxalad siyaasiyadeed oo xasaasi ah, iyadoo isha lagu hayo furitaanka kalfadhigga baarlamaanka Puntland.
Waxaa aad loo adkeeyay ammaanka magaalada Garowe, gaar ahaan aagga xarunta baarlamaanka Puntland, xilli uu saaka furmayo kalfadhiggii ugu dambeeyay ee baarlamaanka Puntland.
Xalay warqado digniin ah ayaa lagu daadiyay Garowe, iyadoo...
Qurba joogta Soomaaliyeed ee Haysta Baasaboorada Shisheeye oo Hay’adda Duulista Rayidku ka Farxisay.
Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa shaaca ka qaaday inaan wax Viso ah looga baahneyn iney horay u soo qaataan Soomaalida haysata baasaboorada dalalka Shisheeye, taa badalkeedana dal ku galka lagu siinayo garoomada ku yaala gudaha dalka.
Talaabadaan ay ku dhawaaqday hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa ah mid si gaara u...
The United States government has put a million dollar bounty on the head of the leader of Al-Shabaab, whose name is Abdullahi Osman Mohamed.
A statement issued by the United States government announced that there is a five million dollar bounty on this man's head, and it will be given...
Dowladda Mareykanka ayaa lacag Malaayiin doolar ah duldhigtay madaxa hogaamiye ka tirsan Ururka Al-shabaab oo ay magaciisa ku sheegtay Cabdullaahi Cismaan Maxamed.
War qoraal ah oo kasoo baxay dowladda Mareykanka ayaa lagu shaaciyay in ninkan madaxiisa ay dul taalo lacag dhan Shan Milyan oo dollarka Mareykanka ah, lana siin doono...
Members of the Somali parliament elected from the South West have accused the country's armed forces of attacking the South West presidency and the Dervishes of that administration.
In a press conference held by the MPs in Mogadishu, they said that the responsibility for the attack lies with the commander...
The African Union Ambassador to Somalia and head of the ATMIS mission, El-Amine Souef, called on the international community to support the lifting of the arms embargo on Somalia.
The head of ATMIS said that the lifting of the arms embargo in Somalia will help the Somali security forces to...
Danjiraha midowga Afrika ee Soomaaliya ahna madaxda howlgalka ATMIS, El-Amine Souef ayaa ugu baaqay beesha caalamka inay taageeraan qaadista cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya.
Madaxa ATMIS ayaa sheegay ka qaadista cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya, inay ka caawinayso ciidamada amniga Soomaaliya, si ay awood ugu yeeshaan inay la wareegaan lahaanshaha amniga...


















