Monday, June 15, 2026
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in guud ahaan dalka ay ka dhoofeen in ka badan labo malyan oo xoolo ah oo Ari ah, kuwaas oo loo dhoofiyay dalalka Carabta. Wasiirka xanaanada xoolaha ee xukuumadda Soomaaliya, Xasan Xuseen Eelaay ayaa sheegay xoolahan inta badan inay ka dhoofeen dekedaha kuyaalla magaalooyinka Berbera iyo...
Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur iyo wafdi la socday ayaa gaaray magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellada hoose. Safarka wasiirka ayaa wuxuu ku saabsan yahay dadaal lagu ogaanayo waxa sababay iska hor imaadkii dhexmaray ciidamada ammaanka ee Dowladda federalka iyo kuwa koonfur Galbeed. Wasiirka gaashaandhigga oo la kulmay ciidamada labada dhinac...
The ATMIS army has preliminarily handed over to the Somali National Army a military base under their control. It is the second base to be transferred to the country's armed forces, to be part of the reduction of 2000 soldiers by the end of June 2023. This station, which is...
Ciidanka ATMIS ayaa si horudhac ah ugu wareejiyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Saldhig ciidan oo ay gacanta ku hayeen. Waa saldhiggii labaad ee lagu wareejiyo ciidanka xoogga dalka, si ay qeyb uga noqoto dhimista 2000 oo askari dhamaadka June 2023. Saldhiggan oo kuyaala degaanada Hirshabeelle, ayaa tan iyo 2016 ku...
The British government said it supports Somalia's political reforms and has asked the international community to help the country. The permanent representative of the UK to the UN, Barbara Woodward, made this statement at the meeting of the Security Council, which was discussing the issues of Somalia, while welcoming the...
Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay inay taageersan tahay horumarka Soomaaliya ay ka sameyneyso isbedelada dhanka siyaasadda, waxaana ay beesha caalamka ka codsatay in ay kaalmo gaarsiiso dalka. Wakiilka joogtada UK ee QM, Barbara Woodward ayaa hadalkan ka sheegtay shirka Golaha Ammaanka  oo looga hadlayay arrimaha Soomaaliya, iyadoo soo dhaweysay joogitaanka Madaxweyne...
Soomaaliya, oo wajaheysa khataraha sii kordhaya ee argagixisanimada, rabshadaha, jahawareerka cimilada, iyo dhibaato cunto oo sii xumaaneysa, ayaa halis ugu jirta inay dib u celiso horumarka adag ee la kasbaday, saraakiisha Qaramada Midoobay ayaa ka digay Khamiistii. Culayska xaaladdu waxay u baahan tahay gargaar caalami ah oo degdeg ah,...
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Khamiistii ku booriyay Qaramada Midoobay in laga qaado cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya, taasoo caqabad ku ah dagaalka ka dhanka ah argagixisada in ka badan sodon sano. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya oo ka mid ah dalalka ugu saboolsan caalamka ay u baahan tahay...
Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Soomaaliya ayaa maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyay eedda labo sarkaal oo katirsan wasaaradda warfaafinta iyo sarkaal katirsan ilaalada madaxtooyada. Xafiiska xeer ilaalinta ayaa shakhsiyaadkan ku eedeeyay inay ku kaceen xatooyada xoolo dadweyne. Xeer ilaalinta waxay ka codsatay maxkamadda inay muddayso dhegaysiga kiiska, si loo bilaabo...
The Speaker of the Puntland Parliament Abwaan Abdirashid Yusuf Jibril has accused the federal senators and parliamentarians in Garowe of being behind the instigation and organization of the recent war in Garowe. The speaker of the parliament said that they have enough evidence to show that, he specifically blamed the...