Monday, June 15, 2026
An order issued by Ali Jeyte Osman, who claimed to be the interim leader of the Hiran State administration, has been closed for 4 days at the Ugas Khalifa airport in Baledweyne. The order issued by Ali Jeyte was that no aircraft will land at Ugas Khalif Baledweyne airport except...
Waxaa sakaay ka dhaqan galay amar kasoo baxay Cali Jeyte Cismaan oo sheegtay inuu yahay hoggaamiyaha ku meel gaarka ee maamulka Hiiraan State, kaasoo in muddo 4 maalmood ah uu xiran yahay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Baledweyne. Amarka kasoo baxay Cali Jeyte ayaa ahaa in garoonka Ugaas Khaliif...
Guddoomiyaha magacaaban ee gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin Sufuroow oo goordhaw shir jaraa'id ku qabtay gudaha magaalada Baledweyne ayaa si adag uga hadlay doorasho maanta ka dhacday Baledweyne, islamarkaana weerar afka ah ku qaaday Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo Baledweyne ku sugan. Guddoomiyaha magacaaban ayaa sheegay in Cali Jeyte...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magaacaabay masuuliyiin cusub, halka kuwa kalena uu shaqada ka eryay. Isbeddelka ugu weyn ayuu madaxweyne Deni ku sameeyay agaasimayaasha guud ee wasaaradaha. Wuxuu agaasimayaal cusub u magacaabay maaliyadda, maaraynta masiibooyinka, xanaanada xoolaha, arrimaha gudaha, amniga, qorshaynta, deegaanka, beeraha iyo  kalluumaysiga. Madaxweyne Deni wuxuu beddelay...
Taliyahii hore ee ciidanka dhulka Jenaraal Maxamed Tahliil Biixi oo maanta ka hadlaayay munaasabad uu xilka ku wareejinayaay ayaa ka hadlay sababta keentay xilka qaadistiisa. Jenaraal Biixi ayaa shaagay in xilka qaadista ay tahay sunno oo xilka laga qaadi karo, hayeeshee waxa uu u sababeeyay xilka qaadistiisa iney la xariirto...
Wararka ka imaanaya deegaanka Uunsi oo u dhaxeeya magaalooyinka Baledxaawo iyo Dooloow ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in Manata halkaasi uu ka dhacay qarax miino oo qabsaday gaari ay saarnayeen dad shacab ah. Qaraxa oo la sheegay inuu ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ayaa haleelay gaariga ay saaranayeen dadka...
Sheikh Shakhboot Bin Nahyan Al Nahyan, Minister of State for Foreign Affairs of the United Arab Emirates said that acts of terrorism, especially Al-Shabaab attacks, are the biggest threats to Somalia towards achieving its political and economic ambitions. "In the first three months of 2023, the number of incidents related...
Sheikh Shakhboot Bin Nahyan Al Nahyan, Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa sheegay in falalka argagixisanimo, gaar ahaan weerarada Al-Shabaab, ay yihiin khataraha ugu weyn ee Soomaaliya ku wajahan gaarista hammigeeda siyaasadeed iyo dhaqan dhaqaale. "Saddexdii bilood ee ugu horreeyay 2023, tirada dhacdooyinka la xidhiidha argagixisanimada waxay dhaafeen...
Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa sheegay in doorashada madaxtooyadu dhicidoonto xilligii ay iyagu u gartaan inay ku dhacdo. Wasiirka  ayaa caddeeyay in Puntland aysan dib ugu laaban doonin doorasho qabiil, isagoo sheegay go’aanka doorashada inuu horyaallo guddiga doorashada iyo xisibiyada soo baxa. “8 january, 24 sano ayaa qabiil wax...
Taliyihii hore ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, S/Gaas, Odowaa Yuusuf Raage, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay sababtii dhawaan xilka looga qaaday, kadib wareysi uu siiyay laanta Af-Soomaliga ee VOA-da. Gen. Odowaa Raage, oo Isniintii lagu bedelay General Ibraahim Sheekh Muxiyadiin, ayaa go’aanka dowladda ku tilmaamay mid isbedel ku yimid...