Monday, June 15, 2026
The United Nations Security Council is meeting today to discuss the political, security and humanitarian situation in Somalia. The security council will also listen to the Somali president's report on the latest security and political situation in the country. This meeting is coming at a time when many parts of Somalia...
 Qoraal kasoo baxay bahda dhaqanka ee SSC-Khaatumo, ayaa lagaga digay dhibaatada ka dhalan karta, hadii anay Somaliland ciidankeeda dib u qaadin, oo ay dagaalo cusub qaado. Qoraalka kasoo baxay isimada dhaqanka ayaa lagu sheegay in hadalkii Taliyaha Ciidamada Somaliland Nuux Ismaaciil Taani ee ahaa in anay waxba reeban doonin hada...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka NISA oo kaashanaysa Saaxiibada Caalamka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay saacadahii lasoo dhaafay Beerta Faay Yuusuf oo u dhow Tuullada Yimbis ee gobalka Shabeelaha Hoose. Howlgalka NISA ay ka fulisay beerta faay ayaa ahaa mid lagu bartilmaameedsaday dagaalamayaal ka tirsan kooxda Al-shabaab oo la sheegay...
Guddiga nabad galyada gobolka Nugaal ayaa beeniyay warar xalay lagu faafiyay baraha bulshada, kuwaas oo sheegaya in laga cabsi qabo inuu dagaal mar kale ka qarxo magaalada Garowe. Wararkan ayaa sababay in magaalada Garowe xalay laga dareemayo barakac ballaaran, iyadoo dadku ka cararayaan in mar kale korkooda lagu dul dagaalamo. Guddiga...
Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Hantidhowrka guud ee qaranka ayaa lagu sheegay in xafiiska uu la wadaagay Xeer ilaaliyaha guud warbixin ku saabsan baaris fatasha ah oo laga sameeyay hay'ado ka tirsan  dowladda, islamarkaana lagu ogaaday in qasnada dowladda ka maqan tahay lacag dhan 21 Milyan oo doolar. Sida warsaxaafadeedka lagu...
Wararka naga soo gaaraya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in  halkaasi ay ka dhaceen qaraxyo Ismiidaamin ah, islamarkaana la maqlaayo rasaas aad u xoogan. Qaraxyada ayaa lasoo sheegaya iney ahayeen ilaa sadax qarax oo ay fuliyeen rag isku soo xiray jaakado qarxyo ah iyo gaari laga soo buyxiyay...
The African Union Mission in Somalia said on Wednesday that they have begun reducing the number of ATMIS troops in Somalia, with plans to eventually hand over the country's security to Somali forces. "The African Union Transitional Mission in Somalia has begun to conduct troop reductions in compliance with the...
Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa Arbacada maanta ah sheegay inay bilaabeen dhimista tirada ciidamada ATMIS ee ku sugan Soomaaliya, iyadoo la qorsheynayo in ugu dambeyntii ammaanka dalka lagu wareejiyo ciidamada Soomaaliya. "Howlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya wuxuu bilaabay inuu sameeyo dhimis ciidan isagoo u hoggaansamaya (...
The Minister of Defense of the Kenyan government, Adan Barre Duale, said in a public forum in the Masalani area of ​​the Kenyan autonomous region that the Kenyan government has made a decision to end Al-Shabaab fighting in the country. Minister Duale has called on the people living in the...
Wasiirka Gaashaandhigga dowladda Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa goob fagaare ah oo ku taala deegaanka Masalani oo ka tirsan ismaamulka gaarisa ka sheegay in dowladda Kenya ay gaartay go'aan lagu soo afjarayo Al-shabaabka ka dagaalama gudaha dalkaas. Wasiir Ducaale ayaa shacabka ku nool deegaanada gobolka Waqooyi bari ugu baaqay iney...