The governing parliament of Puntland has officially announced that there will be changes in the way of electing the president of Puntland and his deputy.
The parliament has said that the article 56 of the constitution is to be changed, which states that the president should be elected by the...
Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa si rasmi ah u shaaciyay in wax laga beddelayo habkii lagusoo dooran jiray madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa.
Baarlamanka ayaa sheegay in wax laga beddelayo qodobka 56-aad ee dastuurka, oo dhigaya in madaxweynaha ay soo doortaan baarlaamka ku yimid codka shacabka.
Baarlamaanku wuxuu sheegay in qodobkan lagu...
Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Faarax Saciid Juxa ayaa ku dhaliilay isimada gobolka Nugaal in aysan qaadanin doorkii ku aadanaa inay qabtaan cidda kasoo horjeeda doorashada ee uu sheegay inay qalaalasaha ka wadaan Garowe.
Wasiir Juxa waxa uu sheegay inay albaabada ku gargaraaceen isimada maalintii doorashada dhacaysay, si ay wax...
The President of the Federal Government of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, who gave a speech at the commemoration of the 63rd anniversary of the free Somali flag being raised in Somaliland, especially in the northern regions of the country, noted the historical value of this day, which is marked...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Munaasabadda xuska sannad guurada 63-aad ee markii calan Soomaaliyeed oo xor ah laga taagay dhul Soomaaliyeed, gaar ahaan gobollada Waqooyi ee dalka ayaa xusay qiimaha taariikhiga ah oo ay ka tarjumeyso maalintan oo ku suntan midnimo iyo Soomaalinimo.
Madaxweynaha...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka Laascaanood nabad ugu baaqay, waxa kale oo uu sheegay in anay ogolaanayn in maamul kale Somaliland laga dhex sameeyo.
Madaxweynaha oo ka hadlayay munaasibada xuska 26 Juun, ayaa ugu horayn nabad ugu baaqay reer Laascaanood, isaga oo sheegay in dadka shacabka ah ee...
In a meeting held today in Baledweyne, the capital of Hiraan region, Ali Jeyte Osman was elected as the interim president of Hiraan State administration.
The meeting was attended by various sections of the community in Baledweyne, and Ahmed Osman Abdalla Inji was elected as the temporary vice president of...
At least five people were killed and many houses were burnt in an attack by the Al Shabaab group on the villages of Salama and Juhudi in Mkunumbi division of Lamu region in Kenya.
Eyewitnesses and the police said that the attackers attacked the villages at around 7:30 pm on...
Ugu yaraan shan qof ayaa lagu gowracay, guryo badanna waa lagu gubay weerar ay kooxda Al Shabaab ku qaadeen tuulooyinka Salama iyo Juhudi oo ka tirsan qeybta Mkunumbi ee gobolka Lamu ee dalka Kenya.
Goobjoogayaal iyo booliiska ayaa sheegay in kooxaha weerarka geystay ay abbaare 7:30 fiidnimo ee sabtidii xalay...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukuno ku riday seddax askari oo la sheegay iney kaalin kala duwan ku lahayeen faafinta Muuqaal internet lagu baahiyay oo muujinaay wiil dhalinyaro ah oo qaba baahiya gaarka oo ay jirdilayaan askar ka tirsan ciidanka dowladda.
Maxamed Axmed Maxamuud oo loo yaqaano Carab ayaa...


















