While it is planned to reduce the number of ATMIS troops operating in Somalia, and at the same time it is planned for the Somali National Army to take over the important centers where the ATMIS troops (EX AMISOM) are located, today the government forces have the ATMIS troops....
Iyadoo dhawaan la qorsheynayo in la dhimo tirada Ciidanka ATMIS ee ka howlgalla Soomaaliya, isla markaana la qorsheynayo in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay la wareegan xarumaha muhiim ka ah ee ay ku sugan yihiin Ciidanka ATMIS ( EX AMISOM ) ayaa maanta Ciidanka Dowladda waxa ay Ciidanka ATMIS,...
Guddoomiyaha cusub ee gobolka Gedo Cabdullaahi Cabdi Jaamac Shimbir oo uu dhawaan magacaabay madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta gaaray magaalada Garbahaaray ee xarunta gobolka Gedo oo horay dhowr jeer looga hor istaagay inuu tago.
Guddoomiyaha cusub ee maamulka gobolka Gedo Cabdullaahi Cabdi Jaamac Shimbir oo...
Today, Tuesday, nearly 2.5 million Muslims are standing on Mount Arafo, performing one of the largest pilgrimage pilgrimages.
Today, the Muslims who are standing at Mount Arafo have arrived there in a vehicle intended to serve the pilgrims, while it is worth noting that some of them go on foot.
This...
Waxaa Maanta oo Talaado ah taagan Buurta Carafo ku dhawaad 2 Milyan iyo bar Muslimiin ah oo gudanaya mid ka mid ah rukniyada ugu waa weyn arkaanta Xajka.
Muslimiinta Maanta taagan Buurta Carafo ayaa halkaasi ku gaaray gaadiid loogu talo galay iney u adeegaan Xujaayda, iyadoo ay xusid mudan tahay...
https://youtu.be/Roi__Wnauk8
It has been two years since the disappearance of Ikraan Tahleel Farah, who was an officer of the National Security and Intelligence Agency, NISA, who was later abducted and killed by Al-Shabaab.
When she disappeared, on June 26, 2021, she was working in the cyber security department of NISA.
Qali Guhaad,...
https://youtu.be/Roi__Wnauk8
Labo sano ayaa laga joogaa markii la waayay Ikraan Tahliil Faarax oo ahayd sarkaal ka tirsanayd hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka ee NISA, taasoo markii dambe NISA ay sheegtay inay afduubteen oo ay dileen Alshabaab.
Markii la waayay, 26-kii bishii June 2021, waxay ka shaqaynaysay waaxda amniga internetka ee...
Puntland ayaa sheegtay inay gacanta kusoo dhigtay horjoogayaal katirsan kooxda Daacish, kaddib howlgal ay ciidanku ka sameeyeen degaanka Camaamo oo ka tirsan degmada Balidhidin ee Gobolka Bari.
War-saxaafadeed kasoo baxay taliska ciidanka booliiska Puntland, ayaa lagu sheegay in horjoogayaasha gacanta lagusoo dhigay ay kasoo jeedaan dalalka Suudaan & Suuriya,.
Booliiska ayaa...
A man who was said to have been in charge of artificial rockets that the police of Banadir presented
The command of the general division of the police in the Banadir region presented a man who they said was the leader of the destabilizing attack that used artificial missiles that were carried out on Sunday at the Halane camp and the Aden Adde airport in Mogadishu.
In a statement...
Taliska qeybta guud ee Booliiska gobolka Banaadir ayaa soo bandhigay nin ay sheegeen inuu hoggaaminaayay weerar qalqal galin ah oo loo adeegsaday gantaalo macmal ah oo Axadii lagu qaaday xerada Xalane iyo garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
War qoraal ah oo kasoo baxay Booliiska ayaa lagu sheegay in weerarkaasi...


















