Yesterday, the Eid al-Adha, the Somali community in Minnesota, especially in Bloomington, prayed the Eid prayer at the soccer field of the Darul Faruq Mosque in Bloomington.
A large number of people crowded the prayer ground. In this place, which immediately took over a thousand people, they prayed three times....
Maalinimadii Shalay ee ciida Adxaa ahayd waxay bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobalka Minnesota gaar ahaan magaalada Bloomington ay ku tukadeen Salaadii Ciida Garoonka Kubadda Cagta ee Masjidka Darul Faruuq Bloomington.
Dadwayne aad u badan ayaa soo buuxdhaafshay garoonka salaadda lagu tukanayay. goobtan oo markiiba qaaday tiro kor u dhaafaysa...
Warar la helay ayaa sheegaya in Cali Jeyte oo ah madaxweynaha KMG ah ee maamulka Hiiraan State ee dhawaan la dhisay uu diiday casuumaad uu u fidiyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku aadanaa inuu Muqdisho u tago wada hadal, sida ay ogaatay warsom.
Go’aankan ayaa imaanaya iyadoo uu...
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Axmed Madoobe oo maanta Salaada Ciida Carafo kula Tukaday xarunta Madaxtooyada Jubbaland ee magaalada Kismaayo dadweyne fara badan iyo masuuliyiin ka tirsan maamulkiisa ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid tahay xaalada gobolka Gedo.
Madaxweyne Axmed Madoobe oo ugu horeyn shacabka...
Maanta waa Maalinta Koowaad ee Munaasabada Ciidul Adxa, waxaana si siman looga wada Ciiday dhammaan Wadamada Islaamka oo ay Soomaaliya qeyb ka tahay.
Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka, waxaana Masaajidada waa weyn Salaada Ciidul Adxa ku Tukaday boqolaal ruux, waxaana Saalada kaddib dadka Soomaaliyeed si ay farxad ka muuqato isugu...
The President of the Federal Government of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, who was speaking on the occasion of Eid al-Araf, first of all congratulated the Somali people, gave a speech that touched on many aspects and focused mainly on Theft and Corruption.
President Hassan Sheikh declared that his government is...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadalaayay munaasabadda Ciida Carafo oo uu ugu horeyn ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed ayaa jeediyay khudbad dhinacyo badan taabaneysay oo uu diiradda ku saaray inta badan Xatooyada iyo Musuqmaasuqa.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa shaaca ka qaaday iney ka go'an tahay dowladdiisa suulinta...
Golaha Ammaanka ee QM ayaa Talaadadii shalay ansixiyey qaraar lagu kordhinayo oggolaanshaha Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) muddo lix bilood ah, illaa iyo 31-ka Diseembar, 2023-ka.
Qaraarka tirsigiisu yahay 2687, kaasoo ku guuleystay taageerada wadajirka ah ee 15-ka xubnood ee golaha, ayaa ka codsanaya ATMIS inay...
The government of Somalia is making a lot of efforts to remove the arms embargo on Somalia which was imposed by the United Nations in 1992 at the time when the revolutionary government fell.
The Minister of Foreign Affairs of Somalia Ali Omar Ali (Ali Balcad) is in New York...
Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal badan ku bixineysa sidii dalka looga qaadi lahaa Cunaqateynta hubka saaran soomaaliya oo ay Qaramada Midoobay saartay Sanadkii 1992-kii xiligaas oo ay dhacday Dowladdii Kacaanka.
Wasiir Dowladaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Cali Cumar Cali ( Cali Balcad) oo ku sugan Magaalada New York ee dalka...


















