Hooyada dhashay Ikraan Tahliil Faarax ayaa mudo dheer kadib maanta markale si dareen leh uga hadashay kiiska gabadheeda oo ay sheegtay in sadax sano kadib wali Cadaalad ay u baahan tahay.
Maamo Qaali Guhaad ayaa sido kale sheegtay in xaalado caafimaad daro ay lasoo gudboonaatay nolosheeda, islamarkaana ay ku dhaceen...
Xubnaha guddigan uu dhawaan magacaabay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo ka kooban heer wasiiro ah, islamarkaana loo xilsaaray daminta colaad beeleed khasaare badan geysatay ayaa soo saaray amaro cusub.
Amarada ay soo saareen guddiga ayaa dhamaan quseeya dagaal beeleedkii dhawaan ka dhacay deegaanka Laandheere ee u dhaxeeya magaalooyin...
Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Itoobiya ayaa sheegtay in aysan jirin war rasmi ah oo ka soo baxay dowladda Soomaaliya, oo ku saabsan in Itoobiya lagu wargaliyay in ciidamadeeda nabad ilaalinta ah ay kala baxayso Soomaaliya.
Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Nabiu Tedla ayaa War-saxaafadeed ku sheegay, in warka ku saabsan...
Xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani ayaa Madaxweyne Biixi ku tilmaamay danbiile ay tahay in lala xisaabtamo.
Madal ay madaxda xisbigu kula kulmeen qaar kamid ah taageerayaasha ayuu Guddoomiye Xirsi Cali Xaaji Xasan, ka sheegay in uu Biixi yahay danbiile.
"Hebeenkan caawa ah cid danbiile ah oo in lala xisaabtamo u baahan...
Dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegay inay la xisaabtami doonaan shakhsiyaadka colaadda ka hurinaya gobolka Galgaduud, isagoo maamulku uu sheegay inay heli doonaan magacyada shakhsiyaadkaas.
Wasiirka amniga Galmudug, Maxamed Cabdi Aadan Gaboobe ayaa sheegay in aan loo dulqaadan karin colaadda dhexmaraysa beelaha ku dagaalamaya gobolka Galgaduud, wuxuuna sheegay inay jiraan dad...
Saraakiisha ciidanka amniga Puntland iyo masuuliyiinta gobolka Nugaal ayaa maanta magaalada Garowe kusoo bandhigay hub iyo maandooriye lagusoo qabtay howgallo malamihii ugu dambeeyay ka socday magaalada Garowe.
Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdiraxmaan Xaaji Abshir ayaa warbaahinta u sheegay in ay magaalada Garowe ka nadiifiyeen hubkii sharci darrada ahaa ee shacabka gacanta...
Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada dowladda fedaraalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Galmudug iney ku guuleysteen kala qaadista maleeshiyo beeleed Shalay ku dagaalamay deegaanka Laandheere oo u dhaxeeya magaalooyinka Caabudwaaq iyo Xeraale.
Ciidamada ku guuleystay iney kala qaadaan maleeshiyaadka beelaha Mareexaan iyo Dir ayaa waxaa hoggaaminaayo taliyaha...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay dagaal beeleed saacado badan qaatay oo Shalay ka dhacay deegaano u dhaxeeya magaalooyinka Caabudwaaq iyo Xareele ee gobolka Galgaduud.
Khasaaraha la xaqiijiyay ee dagaal beeleedkaas uu geystay ayaa ah dhimashada in ka badan 50 ruux iyo dhaawac...
Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa la sheegay in saakay jab xooggan gaarsiiyeen xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo aroortii hore ee saakay weerar qaraxyo ku bilaawday kula jarmaaday degmada Ceeldheer.
War kooban oo kasoo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in ciidamada iskaashanaya ay kasii war...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo ka socda deegaanka Laandheere oo ah deegaan u dhaxeeya magaalooyinka Xeraale iyo Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.
Dagaalkaan ka socda deegaanka Laandheere oo 20 KM u jira deegaanka Huurshe ayaa ah mid u dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed oo kasoo kala jeeda magaalooyinka...


















