Ciidanka Booliiska Puntland ayaa gacanta ku dhigay eedaysane Maxamed Abshir Muuse oo loo haysto inuu magaalada Boosaaso ku dilay guddoomiye ku xigeenkii maamulka iyo maaliyadda ee Jaamacadda Bariga Afrika Khaalid Cali Khaalid Awmuuse.
Eedeysanaha oo baxsad ah ayaa lagasoo qabtay deegaanka Durduri oo hoos taga magaalada Boosaaso, waxaana qabashadiisa gacan...
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa shaaca ka qaaday in la joogo waqtigii la ciribtiri lahaa kooxda Al-shabaab ee wali ku sugan qaar ka mid ah gobolada dalka.
Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in Xukumada Danqaran ay ka go'an tahay ka guul gaarista sidii Al-shabaab looga saari...
Wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Ambassador Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay, dowladda Ethiopia inay isku dayayso inay iska horkeento Soomaaliya iyo dalalka deriska iyo kuwa kale ee taageerada siiya, si ay hoos ugu dhigto xiriirka kala dhaxeeya iyo garab istaaggooda Soomaaliya.
Wasiir Axmed Fiqi oo ay su'aallo weydiinayeen...
Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in kooxda Alshabaab ay weli halis weyn ku tahay ammaanka iyo xasiloonda dalkeeda iyo guud ahaan Geeska Afrika, iyadoo sheegtay in ciidamadeeda amniga ay ku jiraan xaalad feejigaan ah, si ay uga hortagaan Alshabaab.
Afhayeenka wasaaradda Arrimaha Dibadda Ethiopia, Nebiyu Tedla, ayaa sheegay in ciidamada Ethiopia...
Hoggaamiyahii dhaqdhaqaaqa Ururka Xamaas ee dhanka siyaasada Ismaaciil Haniyah ayaa aroornimadii hore ee saakay lagu dilay magaalada Tehraan ee dalka Iiraan oo uu kaga qeyb galaayay xaflada Caleema saarka madaxweynaha cusub ee dalkaas.
Geerida Ismaaciil Haniyah waxaa lagu baahiyay Wakaaladda Wararka dalka Iiraan, waxaana daqiiqo kadib baahintaas si weyn uga...
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo dhiggiisa madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka wada hadlay arrimaha labada dal, gobolka iyo guud ahaan caalamka, sida ay sheegtay maamulka Isgaarsiinta Turkiga
“Intii lagu guda jiray wada hadalka, Madaxweyne Erdogan ayaaa muujiyay muhiimadda ay Turkigu siinayso midnimada dhuleed ee Soomaaliya,” ayaa...
Hay’adaha ammaanka dalka Kenya ayaa fashiliyay weerar qorsheysan oo Al Shabaab ay ka fulin lahaayeen deegaanka Alango, oo ku teedsan waddada Gaarisa iyo Dhadhaab ee ismaamulka Garissa.
Kooxda Alshabaab oo isku diyaarinayay inay weerarka qaadaan ayaa waxaa xogtooda helay hay’adaha sirdoonka Kenya. Si kastaba ha ahaatee, ciidamada ammaanka Kenya ayaa...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhigiisa dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Xalay wadahadal ku yeeshay khadka taleefanka oo ay kaga wadahadleen arrimo dhowr ah.
Labada madaxweyne ayaa kulankooda diiradda ku saaray xoojinta cilaaqaadka ka dhaxeeya labada dowladood ee Soomaaliya iyo Turkiga oo 10-kii sano ee lasoo dhaafay uu...
Hay'adda sirdoonka Somaliland ee NIA ayaa sheegtay inay qabatay laba xubnood oo ka tirsan Hay'adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA, kuwaasi oo doonayay in ay falal qorshaysan ka fuliyaan magaalada Boorama ee gobolka Awdal.
Qoraal lagu baahiyay boga X ee hay'adda sirdoonka ayaa lagu sheegay in NIA ay qabatay kooxo doonayay...
Aasaasihii iyo maareeyihii shakabada wararka Hiiraan Online oo ah mareegaha ugu da’da weyn ee wararka Soomaalida, Axmed Xaaji Cilmi Guure ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Ottawa ee dalka Canada. ka dib markii uu muddo dheer xanuunsanaa.
Marxuumka ayaa ka tagay taariikh aad u saraysa oo dhinaca duulista iyo saxaafadda ahba.
Taariikh nololeedkiisa.
Axmed...
















