Wareegto kasoo baxday Xafiiska Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliya Jenaraal Mahad Cabdiraxman Aadan ayaa shaqo ka joojin si ku meel gaar ah waxaa loogu sameeyay taliyahii Xabsiga dhexe Seereeye guuto Daahir Cabdulle Raage, kadib weerarkii khasaaraha geystay ee maalin kahor ka dhacay Xabsiga dhexe ee Xamar.
Wareegatada ayaa sido kale lagu...
Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jenaraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo loo yaqaano taliye Shub ayaa shaaca ka qaaday in furahayahii Xabsiga dhexe ee lagu dilay weerarkii Xabsiga Dable Xasan Xuseen Raage in taalo geesinimo looga dhisi doono gudaha Xabsiga.
Dable Xasan Xuseen oo ahaa furahayaha Xabsiga ayaa waxaa toogasho ku dilay...
Qarax ka dhacay bannaanka maqaaxi lagu shaaheeyo oo ku taalla degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan shan qof, sida ay booliisku sheegeen.
Dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay qaraxan ayaa daawanayay ciyaartii u dhaxeysay Spain iyo England, ka hor intaanu gaari laga soo buuxiyay...
Xeer ilaaliyaha guud ee Soomaaliya ayaa faray hay’adaha dambi baarista inay jawaab ka keenaan sababta ay ku suurto gashay in gudaha xabsiga Muqdisho ay weerar ka geystaan maxaabiis xukuman oo katirsanaa Alshabaab.
Dr. Saleebaan Maxamed Maxamuud ayaa sheegay inay tahay wax aan la filaynin in fal nuucaas ah uu ka...
Madaxweynahii hore ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa ka badbaaday isku day lagu doonayay in lagu dilo, waxaana dhaawac fudud uu kasoo gaaray Trump dhagtiisa midig.
Laamaha amaanka dalkaas ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in la toogtay qofka fuliyay weerarkaas lagu khaarajin rabay madaxweynahii 45-aad dalka Mareykanka.
Muqaalo lagu baahiyay baraha bulshada...
Gudaha Magaalada Muqdisho oo Askeri Ka Tirsan Ciidamada uu ku Toogtey Xaaskiisii Hore iyo Hooyadeed.
Wararka ka imaanaya degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Xalay Xaafad ka tirsan degmadaas ay ka dhacday dhacdo si weyn uga aragagaxeen dadka ku nool degmadaas, kadib markii nin askari ahaa uu dil u geystay xaaskiisi hore iyo hooyadeed.
Ninka askariga ah ee dilay Xaaskiisii hore iyo Hooyadeed...
Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa si adag uga jawaab celiyay hadal dhawaan kasoo yeeray Lataliyahii amniga Qaranka ee madaxweyne Farmaajo, kaasoo ahaa in dowladda hadii aysan iska dhicin karin Itoobiya iney u baneeyso Al-shabaab.
Wasiirka Fiqi ayaa qoraal uu bartiisa X ku daabacay ku...
Afhayeenka ciidanka Asluubta Soomaaliya Cabdiqani Maxamed Qalaf ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay weerar khasaare geystay oo maanta ka dhacay gudaha Xabsiga dhexe ee Xamar.
Afhayeenka ayaa sheegay in weerarka si rasmi ah loo soo afjaray laguna dilay 5 maxbuus oo ka mid ah ragii dagaalamay, islamarkaana sidoo kale weerarka...
Waxaa maanta shir uga furmay magaalada Muqdisho Wasaaradaha Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee heer Federaal iyo heer dowlad Goboleed, Guddiyadda heer Qaran iyo heer Dowlad Goboleed ee Shaqaalaha Rayidka.
Shirkaan ayaa diirada lagu saari doonaa dib- u- habeynta Maamulka Shaqaalaha Dowladda iyo horumarinta Maamulka Shaqada iyo shaqaalaha Dowladda labadeeda heer....
Baarlamaanka Finland ayaa meel mariyay sharci siinaya ciidamada ilaalada xuduudaha inay xannibaan muhaajiriinta sharci darrada ah ee ka imaanaya Soomaaliya iyo Iran, kuwaas oo si wadar ah uga soo gudbaya xadka Ruushka sannadkii saddexaad oo xiriir ah.
Xeerkan ayaa waxaa ogolaaday 167 mudane, waxaa diiday 31 mudane, halka mudane uu...


















