Xildhibaan Maxamed Abiib ayaa been raqiis ah ku tilmaamay dacwada uu soo jeediyay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Somaliland ee golaha wakiilada lagaga codsaday in Abiib xilka lagaga qaado.
Xildhibaanka oo Hargaysa warbaahinta kula hadlay ayaa sheegay in xukuumada Biixi ay weerarayso cidkasta oo farta ku fiiqda kadib markii ay ku...
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS, gaar ahaan kuwa dalka Uganda in dad shacab ah ay ku dileen deegaanka Buula mareer.
Ciidanka ATMIS ayaa la sheegay in beer ku taala deegaanka Buula mareer ay ugu galeen sadax ruux, dababeedna labo ka mid...
Maamulka Galmudug ayaa sheegay hubkii maalmo ka hor gacanta u galay ciidamo maleyshiyo beeleed oo kasoo jeeda Cabudwaaq, inuu ahaa hub sharci darro ah oo loo waday in loogu adeego danahada kooxda Alshabaab, iyo iska horkeenidda shacabka.
War-saxaafadeed kasoo baxay Maamulka Galmudug ayaa lagu sheegay inuu maamulku tallaabo ka qaadi...
Somaliland ayaa walaac ka muujisay hubka gacanta u galay maleeshiiyo beeleedka degmada Caabudwaaq ee Soomaaliya, waxayna sheegtay in qaadistii cunaqabataynta hubka Soomaaliya anay ahayn go'aan sax ah.
Qoraal kasoo baxay Wasaarada Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah, ayaa lagu sheegay in saddexdii billood ee lasoo dhaafay ay kooxda Al Shabaab...
Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horraysay maanta ka hadashay hub sharci darro oo gacanta u galay ciidamo maleyshiyo beeleed ah oo kasoo jeeda degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud.
War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda amniga ayaa lagu sheegay, in hubkaas oo uu ahaa hub sharci darro ah oo ay...
Xeer Ilaalinta Somaliland ayaa Golaha Wakiilada usoo jeediysay in maamuuska laga xayuubiyo Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland.
Waraaq uu ku saxeexanyahay garyaqaanka guud oo ay xeer ilaalintu ku codsanayso in maamuska lagaga xayuubiyo Xildhibaan Abiib, ayaa loo gudbiyay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Yaasiin Xaaji Xaaji Maxamuud Xiir...
Maamulka Puntland ayaa sheegay hubkii shalay lagu qabtay degaanka Shiilo Madow ee gobolka Galgaduud uu khatar weyn ku yahay xasiloonida Gobolka iyo Nabadda Soomaalida dhexdeeda.
Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Cabdi faarax Saciid Juxa ayaa sheegay, hubkaan sharci darrada ah ee lagu qabtay gobolka Galgaduud inuu qeyb ka yahay natiijada ka...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Jubbaland ayaa saakay xukuno dil toogasho ah ku fulisay shan nin oo ka tirsana kooxda Al-shabaab oo horay dilal kala duwan uga geystay gudaha magaalada Kismaayo.
Shantaan xubnood ayaa lagu toogtay fagaare ku yaala magaalada Kismaayo, waxaana ku sugnaa fagaaraha toogashada ka dhacday saraakiil ciidan...
Ku dhawaad 20 qof ayaa ku geeriyooday markii Labo gaari oo xamuul ah oo siday hub ka yimid dalka Ethiiopia ay ku dagaalameen ciidamo ilaalo ka ahaa hubkaas, iyo maleyshiyaad kasoo jeeda degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud.
Maleyshiyaadka deegaanka ayaa la xaqiijiyay inay gacanta ku dhigeen guud ahaan hubkaas oo...
Alshabaab ayaa sheegtay masuuliyadda weerarkii ismiidaamin ahaa ee xalay ka dhacay maqaayadda Top Coffee oo kutaala degmada Boondheere ee gobolka Banaadir, halkaas oo ay ku geeriyoodeen ugu yaraan shan qof iyo dhaawaca 20 kale.
War qoraal ah oo lagu baahiyay baraha internetka Alshabaab, ayaa lagu sheegay in kooxdu ay weerar...


















