Golaha Wasiirrada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa ansixiyay Hindisaha Xeerka Dhismaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, kaddib kulan ay xalay yeesheen.
Sidoo kale, Golaha wasiirrada ayaa kulankan ku soo saaray Qaraarka Mamnuucidda ka ganacsiga Hubka iyo Saanadda Ciidanka ee loo yaqaan (Cir-toogte), iyaga oo ansixiyey Siyaasadda Iibka Hubka,...
Soomaaliya iyo Turkiga ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan sahaminta iyo soo saarista Saliidda iyo Gaaska, iyadoo heshiiskan uu noqonayo tallaabo kale oo kor u qaadaysa xiriirka u dhexeeya labada dal.
Heshiiska waxaa magaalada Istanbul ku kala saxiixday Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee dalka Turkiga, Alparslan Bayraktar iyo...
Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa gobolka Galgaduud ku qabtay dhowr jirgaan oo ay ku jiraan shidaal iyo agabyo kale oo la rumeysan yahay in loo waday degaanada ay maamulaan kooxda Al-Shabaab.
Ciidamada Xoogga dalka ayaa sidoo kale deegaanka Masagawaa ku dilay nin hubaysan oo la sheegay inuu katirsanaa Alshabaab. Sidoo kale...
Maamulka Galmudug ayaa soo dhoweeyay go’aankii kasoo baxay Guddiga Amniga Qaranka ee la xiriiray hubka sharci darrada ee sida qarsoodiga ah loosoo galiyay gobolka Galgaduud.
War-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Galmudug ayaa lagu faray hay’adaha garsoorka Galmudug inay hay’adaha Dowladda Federaalka kala kaashadaan sidii caddaaladda loo horkeeni lahaa kuwii ka dambeeyay...
Kulan ay yeesheen guddiga amniga qaranka oo uu shir gudoominayay madaxweynahaa dowladda Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa lagu go’aamiyay in maxkamad lasoo taago dadkii hubka sharci darrada dhawaan dalka soo galiyay.
Guddiga Amniga Qaranka ayaa wasaaradda caddaaladda iyo hay’adaha sharci fulinta u xilsaaray in ay soo gudbiyaan warbixin faahfaahsan iyo...
Madaxwaynayaasha Degaannada Soomaalida iyo Canfarta ee dalka Itoobiya ayaa sheegay in lasoo afjaray isla markaana heshiis rasmi ah laga gaaray colaaddii ka dhex taagnayd labadaas degaan, taas oo muddo dheer soo jiitantay.
Wada hadallo maalmihii lasoo dhaafay usocday madaxda labadaas degaan ayaa ugu dambeyn galinkii dambe ee shalay qalinka lagu...
Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sidda, ayaa maanta xukun dil ah ku ridday taliyihii saldhigga Booliiska ee degmada Huriwaa, Ex dhamme Cabdifataax Maxamed Xasan Qoslaaye iyo Ex Dable Bol. Maxamed Cabdi Maxamed Qoone, xukunkaaas oo ah qisaasta marxuum Abuukar Axmed Kaabax.
Maxkamadda Sare ee Ciidamada qalabka Sidda ayaa waxay aqbashay...
Madaxda magaalada Minneapolis ayaa baajiyay safar ay horraantii sanadkan ku tagi lahaayeen Soomaaliya maalmo ka hor inta aysan duulin.
Safarkooda oo ku saabsanaa in la dhiso isku xirka bulshada Soomaalida iyo Maraykanka ayaa u baaqday sida la sheegay sababo amaan awgeed.
Masuuliyiinta qorshaynayay inay safar ku tagaan Soomaaliya waxay kala ahaayeen...
Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa howlgal ka dhacay deegaanka Beerayabaal kusoo qabtay nin Ajnabi oo ka barbar dagaalamayay kooxda Al-shabaab.
Ninkaan Ajnabiga ah ee ciidamadu gacanta kusoo dhigeen ayaa ah Itoobiyaan kasoo jeeda Qowmiyada Oromada, kaasoo qeybo ka mid ah jirkiisa ay ku taalo Shabad ka...
Xildhibaan Maxamed Abiib ayaa been raqiis ah ku tilmaamay dacwada uu soo jeediyay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Somaliland ee golaha wakiilada lagaga codsaday in Abiib xilka lagaga qaado.
Xildhibaanka oo Hargaysa warbaahinta kula hadlay ayaa sheegay in xukuumada Biixi ay weerarayso cidkasta oo farta ku fiiqda kadib markii ay ku...


















