Puntland ayaa si kulul u beenisay hadal dhawaan ka soo yeeray hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhallaanka ee UNICEF oo ku aaddanaa in Puntland ay toogtay carruurta aan qaan-gaarin.
Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa ku gacan seyray eedeymahaas, wuxuuna caddeeyay in dhammaan dadka la toogtay ay ahaayeen "Dad...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho iyo magaalooyin kale oo ka mid ah gobolada dalka looga fariistay Imtixaan laga qaadayay macalimiin cusub oo ka mid noqon doono Macalimiinta Qaranka.
13,250 qofood oo isugu jiray rag iyo dumar ayaa u fariistay Imtixaanka oo uu maanta daahfuray Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Faarax...
koox hubaysan oo hore u sheegay in ay u dagaalamayaan urur siyaasadeedka Horseed ee Somaliland, ayaa saaka weerar arbushaad u badan ku qaaday magaalada Balligubadle.
Kooxdan oo kasoo horjeeda go'aankii lagu xaliyay khilaafkii siyaasadeed ee doorashooyinka, ayaa weerarka ku qaaday saldhiga booliiska ee Balligubadle, sida uu SKY Cable u sheegay...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo xoogan oo Xalay lala beegsaday Suuqyo waa weyn oo ku yaala deegaanka Ceelasha Biyaha ee duuleedka magaalada Muqdisho.
Qaraxyadaan oo sababay khasaare baaxad leh oo gaaray goobo ganacsi oo badan ayaa lala eegtay suuqyada lagu magacaabo Safa iyo Marwa oo ah suuqyada ganacsi...
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo saartay amar ku socda Xawaadaha iyo shirkadaha kale ee ganacsiga oo la faray iney ilaaliyaan gobanimada iyo wadajirka Soomaaliya.
Amarkaan kasoo baxay Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa ku saabsan ineysan adeegsan karin Xwaadaladaha iyo Shirkadaha ganacsiga magaca Somaliland, islamarkaana ay isticmaalaan...
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si adag uga hadashay arrinta isbaarooyinka sharci darrada ah ee weli ka muuqda waddooyinka dalka, kuwaas oo khatar weyn ku haya horumarka, nabadda, iyo midnimada ummadda Soomaaliyeed.
War-saxaafadeedka ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu yiri, “Waxaa nasiib darro ah in...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa beeniyay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay cunaqabateyn ku soo rogtay Maamulka Puntland.
Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa sheegay in aysan jirin cunaqabateyn dowladdu sabab u tahay, balse wuxuu sheegay in madaxda Puntland ay hor istaagan yihiin in ay ku lug yeeshaan mashaariicda Federaalka.
Sida uu...
Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Somaliland Cabdinaasir Buuni, ayaa xisbiga Waddani ku eedeeyay in anay ka dhab ahayn qadiyada Somaliland.
Buuni oo waraysi gaar ah siiyay HCTV, ayaa sheegay in hadalkii Raysal Wasaaraha Soomaaliya ee ahaa in uu rajo ka qabo in hoggaanka Somaliland is badalo, uu ula jeeday in Musharaxa Xisbiga...
Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta oo Sabti ah dhageysaneysa cabashada ay u gudbiyeen qareenada difaacaya Sayid Cali Macalin Daa'uud oo lagu helay inuu gubay Xaaskiisii oo lagu magacaabi jiray Luul Sheekh Cabdicasiis bilowgii sanadkaan 2024.
Sayid Cali Macalin Daa'uud ayaa 6-dii bishii Marso ee sanadkaan Maxakamadda gobolka Banaadir ku...
Shirkadaha duulimaadyada Ethiopian Airlines iyo Flydubai ayaa u hoggaansamay amar Shalay kasoo baxay Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed, kaasoo ahaa in shirkadahaan duulimaadyadooda Hargeysa ay u adeegsadaan Hargeysa Soomaaliya, halka markii hore ay u adeegsan jireen Hargeysa Somaliland.
App-ka shirkadahaan ee habka Online-ka looga jarto Ticket-yada ayaa lagu soo daray in...


















