Wajigii 3aad ee wadahadalada Ankara ee u dhexeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya ee loo ballansanaa 17-ka Sebtembar, ayaa dib loo dhigay, lamana oga sababta.
Baaqashada shirkaan ayaa kusoo aadday iyadoo labada dal ay hawada isku marinayaan hadalo xanafleh oo saamayn ku yeelan kara sii socoshada wada xaajoodka Ankara.
Labada dal ayaa horey...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa si adag u sheegay in Soomaaliya ay taageeri doonto Maamul Goboleedyada gooni-goosadka Itoobiya, haddii Itoobiya aysan si degdeg ah uga laaban heshiiska ay la gashay Somaliland.
Wasiirka ayaa ku andacooday in haddii Itoobiya ay sii wado faragalinteeda iyo heshiisyada ay la gashay...
Afhayeenka ONLF Caddaani Hirmooge oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in hadal dhawaan ka soo yeedhay Taliyaha Ciidanka Itoobiya Birhanu Julla uu yahay mid daandaansi ah isla markaana aan la aqbali karin.
Afhayeenku waxa kale oo uu sheegay in Dowladda Itoobiya ay Ururka ONLF ku riixayso Dowladaha ay is hayaan,...
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta dowladda Soomaaliya Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in bisha Abril ee sannadka soo socda ay dowladda Turkiga si rasmi ah uga bilaabi karto Soomaaliya qodista shidaalka xeebaha Soomaaliya.
Wasiirka ayaa sheegay soo saarista shidaalka in ay tahay meesha ay Soomaaliya ay uga bixi karto faqriga...
Raysal Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay Soomaaliya in ay diyaar u tahay bixitaanka ciidamada ATMIS. Wuxuu sheegay in dowladdu sameysay qorshe si loo hubiyo in amniga dalka aanu hoos u dhicin marka ciidamada shisheeye ay ka baxaan dalka.
Xamse Cabdi Barre ayaa caddeeyay in dowladda Soomaaliya ay si...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa shir-gudoomiyay kulan ay isugu yimaadeen wasiirada arrimaha dibadda ee ka socday dalalka Carabta, kaas oo lagu qabtay xarunta Jaamacadda Carabta ee magaalada Qaahira.
Kulanka ayaa ahaa mid ay ka qeyb galeen wasiirada ka socda dalalka Sucuudiga, Baxrayn, Mauritania, iyo Masar, iyadoo sidoo...
Sida laga soo xigtay sarkaal sare oo Maraykan ah oo aan la magacaabin, hoggaamiyaha kooxda Daacish ee Soomaaliya ayaa si aamusnaan ah u noqday hoggaamiyaha ugu sarreeya kooxda Daacish.
Sirdoonka Maraykanka ayaa sheegay in golaha shuurada dhexe ee Daacish ay u magacaabeen Muumin inuu noqdo khaliifkooda guud.
Inkastoo sheegashadan ay tahay...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal beeleed galinkii hore ee maanta ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Mudug.
Dagaalka oo qarxay waabarigii hore ee saakay ayaa qaatay saacado badan, kaaso ka dhacay tuulo lagu magacaabo Buq oo u dhaw deegaanka Towfiiq ee gobolka Mudug.
Inta la xaqiijiyay...
Taliska qeybta guud ee Booliiska gobolka Banaadir ayaa howlgalo ay ka sameeyeen qeybo ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho kusoo qabqatay kooxaha Muqdisho ka dhex geysta dilka, dhaca iyo falalka amaan daro.
Booliiska gobolka Banaadir ayaa war qoraal ah oo kasoo baxay waxaa lagu xaqiijiyay iney gacanta lagu soo dhigay...
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goordhaw gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka maamulka Koonfur Galbeed.
Wafdiga uu hoggaaminayo Raysal wasaaraha waxaa si weyn ugu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Baydhabo madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, masuuliyiin...


















