Maamulka gobolka Banaadir ayaa soo saaray amar uu ku mamnuucayo in dhismooyin dhaadheer laga dhiso nawaaxiga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
Degmooyinka kala ah Xamar weyne, Xamar jajab, Waaberi, Wadajir iyo Dharkeynleey qeybta Jasiira oo dhamaatood ka agdhaw garoonka diyaaradaha ayaa laga mamnuucay in laga dhiso dhismooyinka dhaadheer."Laga...
Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in uu guul ku soo dhamaaday heshiiskii is fahan ee ay la gashay Itoobiya, isla markaana dhawaan qalinka lagu duugi doono.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland D.R. Ciise Kayd Maxamuud, ayaa saaka iskugu yeedhay dibulumaasiyiinta shisheeye ee ku sugan Somaliland, isaga oo u sheegay in heshiiskii Somaliland...
oghayaha guud eee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa walaac xoogan ka muujiyay dhimashada tirada badan ee dadka reer Falastiin iyo burburka baaxada leh ee ka jira Marinka Gaza.
António Guterres ayaa dhimashada faraha badan ee Marinka Gaza ku tilmaamay kuwii ugu xumaa ee uu arko abid, wuxuuna xusay inuu aad...
Xukuumada Somaliland ayaa ku dhawaaqday in ay xidhay Maktabad ay Masaaridu ku lahaayeen Hargaysa, sababo amni awgood.
Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibadda D.R. Ciise Kayd Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay xidhista maktabadan oo ahayd xarunta ugu wayn ee ay Masaaridu ku lahaayeen Somaliland, iyadoo shaqaalaha maktabada loogu baaqay in ay 72 saacadood...
Turkiga ayaa wada-hadallo kula jira dowladda Soomaaliya si ay uga sameeyaan goob lagu tijaabiyo gantaallada iyo dayax-gacmeedyada, sida ay sheegayaan ilo xog ogaal ah oo ku dhow arrintan.
Soomaaliya oo ku taalla cidhifka bari ee Afrika ayaa ku habboon in laga gano gantaallada Turkiga ee loo tuurayo Badweynta Hindiya, iyadoo...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa baaq u dirtay dalalka ay ciidamadooda joogaan Soomaaliya, iyadoo ku boorineysa inay u hoggaansamaan sharciga caalamiga ah iyo qaab-dhismeedka gobolka.
Baaqan waxaa soo jeediyay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay, Abuukar Cusmaan Baalle, oo warbixin kooban ka jeediyay kulanka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.
Abuukar Baalle ayaa...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa si adag uga jawaabay hadal uu Shalay jeediyay madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen oo uu ku amaanay Xildhibaanadii dhawaan taageerada u muujiyay dadka Koonfur Galbeed ee diiday in Itoobiya laga saaro halkaas, lana geeyo ciidamo ka socda dalka Masar.
Wasiir...
Dowlada Jabuuti ayaa sheegtay in anay Itoobiya siin doonin deked ay 100% maamulkeeda yeelato, lakiin ay rabto in heshiis ganacsi ay Itoobiya kula gasho dekeda Tojora, oo ay hore u sheegtay in ay Itoobiya si buuxda ugu wareejinayso.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa si ka duwan balanqaadkiisii...
Ciidamada Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa inay la wareegeen dhammaan garoomada diyaaradaha ee gobolka Gedo ee dalka Soomaaliya, kuwaas oo ay ka mid yihiin garoomo muhiim ah sida Luuq, Doolow, iyo Baardheere.
Tallaabadan ayaa ka dambeysay kaddib markii warar soo baxaya ay sheegayaan in dowladda Soomaaliya ay qorsheyneyso in kumanaan...
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta si adag uga hadlay xiisaddii dhawaan ka dhalatay taageeradii reer Koonfur Galbeed u muujiyeen joogitaanka ciidamada Itoobiya.
Madaxweyne Laftagareen ayaa ugu horeyn ku tilmaamay ceeb iyo wax laga xumaado hadaladii kasoo yeeray reer Muqdisho, islamarkaana ay ahayeen kuwa kala dhantaalaya...


















