Tuesday, August 11, 2026
Dhaqdhaqaaqa hubeysan ee Xisbullah ee ka dhisan dalka Lubnaan ayaa wacad ku maray iney kordhin doonaan dagaalka ka dhanka ah Israa'iiliyiinta. Hanjabaada Xisbullah ayaa imaaneysa maalin kadib markii ciidanada Isra'iil ay magaalada Gaza ku dileen hoggaamiyahii Ururka Xamaas Yahya Sinwar. Bayaan kasoo baxay Ururka Xisbullah galinkii dambe ee Shalay ayaa lagu...
Madaxweynahii hore ee maamulka Hirshabeele Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa wax-qabad la'aan ku dhaliilay madaxda iyo maamulka Hirshabelle, iyadoo todobaadkan maamulka Hiiraan State uu u dabaal-degay sanad-guurada koowaad Hiiraan State oo fadhigiisu yahay magaalada Beledweyne ayaa sheegay in uu ka go'ay maamulka Hirshabelle. Cali Cabdullaahi ayaa tilmaamay in xafladaha Hiiraan State...
Wasiirka Wasaarada Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamuud Cabdiraxmaan Beene Beene ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku guuleysatay kobcinta dhaqalaha iyo yareynta faqriga. Wasiir Beene Beene oo la hadlaayay waraabinta Qaranka ayaa sheegay in dowladda labadii sano ee lasoo dhaafay xoogga saartay yareynta faqriha, islamarkaana hoos...
Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay qarax Ismiidaamin ahaa oo galinkii dambe ee Shalay ka dhacay afaafka hore ee xerada Iskuul Buluusiya. Qaraxa oo ahaa mid uu fuluyiy ruux isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa galaaftay nolosha ilaa 7 ruux oo isugu jiray askar iyo...
Wasiir Ku Xigeenadii Wasaaradaha Kalluumaysiga iyo Waxbarashada ee Somaliland, ayaa iska casilay xilalkii ay ka hayeen xukuumada xisbiga Kulmiye, isla markaana taageero u muujiyay Musharax Cirro. Wasiir Ku Xigeenka Kalluumaysiga ee is casilay Naasir Caydiid Maxamed, ayaa sheegay in wali aanu ka bixin xisbiga Kulmiye oo uu dhisayo xisbi ahaan,...
Qaraxaan Ismiidaaminta ah oo si weyn looga maqlay qaar ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho ayaa goordhaw ka dhacay maqaayad ku taala gudaha xerada Iskuul Buluusiya ee magaalada Muqdisho. Maqaayada uu qaraxa Ismiidaaminta ah ka dhacay ayaa la sheegay iney tahay mid ay fariistaan askar iyo saraakiil ka tirsan ciidanka...
Warsaxafadadeed kasoo baxay Xafiiska Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka ee ka socday magaalada Muqdisho ee maalmahan hakadka ku jiray in madaxda dib isugu soo laaban doonaan 26-ka bishaan Oktobar. Warka kasoo baxay Xafiiska Raysal wasaaraha ayaa sidoo kale lagu sheegay in madaxda...
Dowlad goboleedka Puntland ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay ku dhaqaale ku bixinayso sidii qalaalase degenaansho la’aan ah looga abuuri lahaa degaanadeeda gaar ahaan gobolka Sanaag. Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Ilyaas Lugatoor ayaa sheegay in ay ogyihiin in dowladda Federaalka ay shakhsiyaad dhaqaale kusoo siisay si ay fowdo uga...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in xubnihii jabhadii Buurta Gacan-libaax sharciga lagu qaadi doono. Biixi ayaa sheegay in ay danbiilayaal yihiin xubnaha jabhada iyo odayaashii bixiyay magtii askartii ay jabhadu laysay, isla markaana laga daba tagi doono. "Ninka ciidanka qaranka laayay, ninka mag ka bixiyay iyo isaguba waa danbiile,...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda SoDMA ku soo dhaweeyay wafti ka socday hay’adaha Turkiga ee AFAD, KIZILAY, TIKA, IHH iyo DIYANET oo uu hoggaaminayay Md. Kubilay Ozyurt oo ah Madaxa Isgaarsiinta AFAD. Guddoomiyaha ayaa waftiga ku soo wareejiyay xafiisyada xarunta iyo qaar...