Tuesday, August 11, 2026
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada dalka Jabuuti kulan kula qaatay dhiggiisa dalkaas Ismaaciil Cumar Geelle. Kulanka labada madaxweyne ayaa ahaa mid diiradda lagu saaray adkaynta nabadda, amniga gobolka, xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed, iskaashiga labada dal, iyo ilaalinta gobannimada dalalka gobolka. "Waxay si wadajir ah u soo...
War saxaafadeed uu soo saaray Ururka ONLF ayaa lagu sheegay in ururku uu hakiyay ka qaybgalka wada xaajoodka heer qaran ee Itoobiya, iyagoo ururku ku eedeeyay dowladda inay baalmartay qaabkii loo hagi lahaa wada xaajoodkaas. Ururka ONLF ayaa war saxaafadeedkooda ku xusay in Xisbiga Barwaaqo ee talada haya laantiisa degaan...
Maxkamad kutaala dalka Itoobiya ayaa 60 xubnood oo ka tirsan ururka Al-Shabaab ku xukuntay xabsiyo u dhaxeeya 2.5 sano ilaa 18 sano. Shabaabka la xukumay ayaa la qabtay labo sano ka hor kadib markii ay ka soo gudbeen xadka Soomaaliya iyo Itoobiya, iyagoo halkaasi kula dagaalamay ciidamada dowlad deegaanka, taasoo...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Bujumbura ee Caasimadda dalka Burundi halkaas oo uu kulan kulan qaatay dhigiisa dalkaas Évariste Ndayishimiye. Labada madaxweyne ee dalalka Soomaaliya iyo Burundi ayaa kulan ay ku yeesheen madaxtooyada dalka Burundi kaga wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal,...
Wasiirkii hore ee maaliyada Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, ayaa ku dhawaaqay in uu si rasmi ah ugu biiray xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani. Bayle oo dhawaan ka laabtay aragtidiisii 'Soomaali Wayn', oo Somaliland dib ugu soo laabtay kadib sannado badan oo uu wasiir ka ahaa dowlada Soomaaliya iyo siyaasiyiin kale...
Wararka ka imaanaya degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in aroornimadii hore ee saakay uu halkaasi ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeyay laba maleeshiyo beeleed. Dagaalka saakay dib uga qarxay gudaha magaaladaas ayaa dhexmaray laba maleeshiyo oo dhawaan ku dagaalantay halkaas, waxaana la sheegay inuu ahaa dagaalka mid...
Itoobiya iyo dalalka kale ee ciidamada ay ka joogaan Soomaaliya ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay ku sii wadaan howlgalka cusub ee nabad ilaalinta ee Soomaaliya, xilli howlgalka ATMIS  uu ku egyahay dhamaad sannadkan. Rabitaankooda ayaa daba socday shir heer wasiir ah oo ka dhacay Addis_Ababa 16kii Oktoobar, 2024,...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray maanta magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda. Madaxweynaha ayaa mudada uu joogo dalka Uganda kulan gaar ah la yeelan doona dhigiisa dalkaas Yoweri Kaguta Museveni oo uu kala hadli doono xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee ka...
Wasiirka arrimaha dibadda Masar, Badar Abdelatty, ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada Masar ay dhawaan u soo diri doonaan Soomaaliya. Wareysi uu siiyay AlQahera News ayuu Abdelatty ku sheegay in Masar ay weli ka go’an tahay inay Soomaaliya ka taageerto adkeynta ammaankeeda. Tani waxay ku soo beegantay toddobaadyo uun ka dib...
Ollolaha doorashooyinka ayaa maanta ka bilaabmay guud ahaan Somaliland, ollolaha ayaa socon doona 22 cisho, iyada oo lasoo afmeeri doono 10 November. Urur Siyaasadeedka Barwaaqo ayaa maanta lagu ibo-furay ollolaha doorashooyinka, iyada oo taageerayaasha ururku ay iskugu soo baxeen fagaarayaasha loo asteeyay ollolaha ee Somaliland oo dhan. 2 cisho oo kali...