Kooramka fadhiga Xildhibaanada ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ku furmay 141 Mudane kuwaasi oo xaadiray Golaha shacabka waxaana loo qeybiyay ajandaha fadhigii maanta oo ahaa akhrinta seddexaad ee hindise Sharciyeedka Tacliinta sare ee Qaranka iyo u codeeynta hindise sharciyeedkaasi.
Fadhiga maanta waxaa shir Gudoominaysay Gudoomiye kuixgeenka 1aad ee Golaha shacabka...
Ciidamada Kenya ayaa weerar ku qaaday labo ka mid ah Xeryaha Cooshadaha ka sameysan ee Al-Shabaab ee kuyaalla xuduudka Kenya iyo Soomaaliya.
Kenya ayaa sheegtay in xeryahan ay ahaayeen goobo la doonayay in lagu weeraro laguna carqaladeeyo isu socodka gaadiidka dadweynaha iyo kuwa ganacsiga ee ka socda waddooyinka waaweyn ee...
Wasiir ku xigeenkii Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saadaam Maxamuud Cabdi ayaa xalay iska casilay xilka wasiirnimo, waxaana uu noqonayaa Wasiirkii sadexaad ee maalmo gudaheeda iska casila Xukuumadda Raysal Wasaare Xamse Cabdi Barre.
Wasiir ku xigeenka shaqada ka tagay oo ah mudane katirsan Golaha Shacabka waxa...
Dadka degaanka Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in diyaarad Turki ah oo nooca Drone ta ah ay ku dhacday tuulada Farsooleey halkaasi oo ay gacanta ku hayaan dagaalamayaal ka tirsan kooxda Al shabaab.
Illo wareedyo kala duwan ayaa sheegaya in diyaaradda goobta ay ku dhacday durbaba ay gaareen dagaalyahano ka...
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cumar Cali Cabdi ayaa munaasabad kooban oo maanta ka dhacday xerada tababarada ciidanka ee Jenaraal Dhagabadan kula wareegay gaadiid iyo gab kale oo ciidamada loogu talo galay.
Munaasabada gaadiidka iyo agabka kale ee ciidan kula wareegtay dowladda Soomaaliya waxaa goobjoog ahaa ku xigeenka...
Wasaaradda amniga ee Dowladd Goboleedka Jubbaland ayaa soo saartay awaamiir culus oo taabanaysa sugidda amniga Doorashada ka dhacaysa Jubbaland iyo midada degaanada Maamulkaasi.
Wasaaradda ayaa bayaanka ay soo saartay waxa ay ciidanka Daraawiishta iyo kuwa xogga Dalka ee fadhigoodu yahay gudaha deegaanada Jubbaland ku amartay in ay heegaan buuxa galaan...
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa shaaca ka qaaday in safaaradda Itoobiya ee Soomaaliya oo hadda ku dhex taal xarunta madaxtooyada loo rari doono meel kale.
Wasiirka arrimaha dibadda aaya sheegay in go’aankaan la gaaray ka dib markii walaac laga muujiyay safaaradda Itoobiya in ay ku dhextaalo madaxtooyada.
“Walaaca...
Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee xarubta KMG Jubaland ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Madoobe uu ku qaabilay guriga martida ee Magaalada Kismaayo wafdi Kenyan ah oo doonaya inay xal u raadiyaan khilaafka Axmed Madoobe kala dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
War kooban oo laga soo...
Xildhibaanada xisbiyada mucaaradka ee Puntland ayaa qaadacay heshiis ay wada galeen xisbiga Kaah ee uu guddoomiyaha ka yahay madaxweynaha Puntland iyo madaxda xisbiyada Mideeye, Shaqaalaha iyo Runcad, kuwaas oo ku heshiiyay cidda noqonaysa guddoomiyayaasha Garowe, Dangorayo iyo Godobjiraan.
Dhammaan saddexda degmo guddoomiyayashooda waxaa wada qaatay xisbiga Kaah, waana guddoomiyayaashii horey...
Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan wadajir ah ayaa cod aqlabiyad ah ku meel mariyay miisaaniyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay soo gudbisay wasaaradda Maaliyadda ee Soomaaliya.
Kooramka fadhiga wadajirka ee labada aqal ee Baarlamanka ayaa saakay ku furmay 175 Mudane, 143 oo kamid ah Xildhibaanada...


















