Tuesday, August 11, 2026
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Magacaabay Guddiga Madaxa banaan ee Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubaland. Xubnaha Guddiga ayaa ka kooban todobo xubnood waxaana uu faray in ay soo diyaariyaan doorasho dad ban xilli Dowladda Federaalka ay diiday in dalka laga qabto wax aan ka aheyn Doorasho...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa xaqiijiyay in howlgalka cusub ee badalaya ATMIS laga reebay iney qeyb ka noqdaan ciidamada dowladda Itoobiya. Wasiir Jaamac oo wareysi kooban siiyay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in sababta looga reebay ciidanka Itoobiya howlgalka bilaabanaya sanadka soo socda ee 2025-ka...
Wasiirka Warfaafinta dowlad goboleedka Puntland, Eng. Maxamuud Caydiid Dirir ayaa sheegay inay soo dhoweynayaan hadalkii madaxweyne Xasan Sheikh uu dhawaan sheegay ee ahaa inuu diyaar u yahay inuu yimaado magaalada Garowe si uu garnaqsado. Wasiirka warfaafinta ayaa sheegay inay taladu ku jirto in la isku yimaado oo laga wada hadlo...
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur oo kamid ah mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa si kulul u dhaleeceeyay Guddigii KMG ee dhowaan la magacaabay ee labada aqal ku mideeysan kuwaasi oo ka shaqeyn doona soo diyaarinta xeerarka Doorashooyinka. Warbixin dheer uu ku qoray bartiisa X waxa uu shaaca la qaaday Cabdiraxmaan Cabdi...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta magacii ka badalay Wasaaraddii uu wasiirka ka ahaa Sheekh Mukhraat Roobow Cali Abuu Mansuur oo ahayd Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha DIinta oo in muddo ah ay wasaaradda magacaan ay xambaarsaneyd. Barta Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha ee X ayaa lagu baahiyay warka ku...
In ka badan 30 xildhibaan oo ka socday labada aqal ee baarlamaanka ayaa tagay magaalada Kismaayo, iyagoo ajiibaya baaqii madaxweynaha Jubbaland ee ku aaddanaa inay kasoo qeyb galaan wadatashi ku saabsan xaaladaha siyaasadeed ee dalka. Kulanka wadatashiga oo maanta oo jimce ah lagu waday inuu dhaco ayaa dib u dhacay,...
Cabdi Macalin Nuur Qorane oo ah Aabbaha dhalay Deeqo Macalin Nuur Qorane oo lagu dilay magaalada Nairobi, ayaa sheegay tuhumanaha loo qabtay dilka gabadhiisa in ay aqoon ka dhaxaysay isaga iyo gabadhiisa. Aabbahan oo ku nool Wajeer ayaa wareysi uu siiyay BBC ku sheegay, in gabadhiisu ay ninkaan ugu tegi...
Taliyihii hore ee Nabad Sugida Soomaaliya Fahad Yaasiin ayaa ka hadlay Khilaafka siyaasadeed ee dhex taalla Jubaland iyo Dowlada Federaalka waxaana uu ku tilmaamay imtixaankii ugu halista badnaa ee taabanaya mustaqbalka Raysal Wasaaraha Soomaaliye Xamse Cabdi Bare oo degaan ahaan kasoo jeeda Jubaland. Fahad Yaasiin ayaa shaaca ka qaaday in...
Ganacsato Soomaaliyeed ayaa magaalada Muqdisho waxa ay ka hirgaliyeen sheybaarka Kalluunka kaa oo shaqadiisa ay noqon doonto hubinta tayada iyo caafimaadka Kalluunka ee gudaha dalka iyo kuwa dibadda loo dhoofiyo taas oo qeyb ka qaadaneysa horumarinta kalluumeysiga qaranka. Munaasabad kooban oo xarig jar loogu sameeyay Sheybaarkaan maanta laga hirgaliyay magaalada...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  lagu soo dhaweeyay magaalada Berlin. Casuumaad ka dib, waxa uu la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Jarmalka Olaf Scholz oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka, dib u soo nooleynta waxbarashada farsamada gacanta, sare u qaadida amniga, iyo ballaarinta iskaashiga labada dal. Wargeyska Bild ee ka...