Xukuumadda Somaliland ayaa iibsatay baabuurtii iyo hubkii ay lahaayeen ciidamada madaniga ah ee ku sugan gobolka Sanaag, halka iyagiina loo diray tababar milatari.
Wasiirka Gaashaandhigga, Maxamed Yuusuf Cali, ayaa sheegay in goobihii laga soo qaaday ciidamo beeleedyada la geeyay ciidamo milatari ah oo ku hubaysan baabuurtii ciidamada madaniga ah oo...
Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warsaxafadeed uu soo saaray si qota dheer uga hadlay dagaalada ka dhanka ah kooxaha Al-shabaab iyo Daacish ee ka socda gudaha dalka.
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dagaalka lagula jiro Al-shabaab iyo Daacish inuusan kala laheyn muxaafidnimo iyo mucaaradnimo ee uu...
Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa soo saartay digniin amni, iyadoo ka digtay khataro amni oo ku saabsan weeraro lagu bartilmaameedsado goobo badan oo Muqdisho ka mid ah oo uu ku jiro garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee caasimadda.
Iyada oo laga jawaabayo khatartan, Safaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa dhammaan shaqaalaheeda ka...
Ciidanka Booliiska Puntland ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen saddex nin oo lagu eedeeyay inay taageerayeen kooxda Daacish, kuwaas oo laga qabtay magaalada Garowe.
Saddexdan eedeysane oo lagu kala magacaabo, Cabdiqaadir Cabdisalaan Siyaad, Fahad Maxamed Abshir, Caamir Cabdi Muuse Cabdi ayaa lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen moral-gelinta iyo taageerada...
Puntland ayaa soo dhoweeysay dad lasoo xiriiray oo ka tirsanaa Daacish, kuwaas ka faa’iideystay cafiska uu u fidiyey madaxweyne Siciid Deni, taasoo loogu talagalay cid kasta oo hore ula shaqeynaysay kooxda Daacish, balse ka soo laabatay fikirkaasi.
Inkastoo aan lasoo bandhigin dadkan isisoo dhiibay, haddana war-saxaafadeed kasoo baxay howlgalka la...
Qaar Kamid Xildhibaanada labada Aqal ee laga soo doorto deegaanada maamulka Koonfur Galbeed iyo Madasha Maanshiil, siyaasiyiin kasoo jeeda Koonfur Galbeed oo Xalay kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa si adag uga hadlay xaalada siyaasadeed ee ka jirta Koonfur Galbeed.
Kulankaan waxaa masuuliyiinta ka qeyb gashay ka mid ahaa madaxweynahii...
Dowladda Mareykanka ayaa Isniintii sheegtay in uu ka walaacsan yahay xiriirka sii kordhaya ee u dhaxeeya Kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya iyo kooxda Xuutiyiinta Yemen, waxay Ku baaqday in la iska kaashado la shaqeynta guddiyada golaha ammaanka ee Yemen iyo Soomaaliya si loola socdo xiriirka ka dhexeeya labada urur, oo...
Taliyaha Ciidamada Itoobiya, Janaraal Birhanu Jula, ayaa sheegay in wakhti yar kaliya ay ka harsan tahay in Itoobiya ka mid noqoto dalalka ku xeeran Badda Cas.
Hadalka Janaraal Birhanu ayaa yimid dhowr maalmood kadib markii Itoobiya iyo Soomaaliya ay gaareen is-afgarad lagu dejinayo xiisaddii ka dhalatay heshiiska MoU ee ay...
Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed Col. Xasan Cali Nuur Shuute ayaa uga digay ciidamada Soomaalida inay kasoo cararaan ama ka baxsadaan goobaha dagaalka uu ka socdo ee lagula dagaalamayo Kooxda Al-shabaab, waxa uu xusay inay jiraan askar horey uga soo baxday furimaha dagaalka oo Xamar lagu...
Maamul-gobolleedka Puntland ayaa sheegay inay heleen xog muujinaysa in xubno ka tirsan kooxda Daacish lagu daweyn jiray isbitaallo ku yaalla magaalada Hargeysa ee Somaliland, sida uu sheegay mid kamid ah wariyayaasha la socda ciidamada Puntland ee la-dagaallamaya kooxda Daacish.
Wariyaha ayaa tebiyay in ciidamada Puntland ay heleen warqado ay ku...


















