Saturday, August 8, 2026
Tiro badan oo ka mid ah ciidamada Difaaca  Itoobiya (ENDF) ayaa la geeyay meel u dhow magaalada xuduudda ku taalla ee Feerfeer, taasoo u dhaxaysa Itoobiya iyo Soomaaliya, sida aan kasoo xiganay warbaahinta Itoobiya. Ciidamadan ayaa la geeyay xilli ay ciidamada Itoobiya isku diyaarinayaan howlgallo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab oo...
Bayaan kasoo baxay Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in fadhi ay yesheen Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Soomaaliya oo uu wehliyay Guddoomiyaha Bangiga dhexe ee Soomaaliya iyo guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka JFS iyo guddi matalayay Culimada Soomaaliyeed. Guddigaan ka socday Culimada Soomaaliya ayaa dhowaan waxa warbaahinta gudaha ay...
Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa guulo ka sheegatay dagaal saacadahii lasoo dhaafay Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka iyo kooxda Al-shabaab ku dhexmaray deegaanka Boos hareeri ee gobolka Shabeellaha Dhexe. War qoraal ah oo kasoo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in dagaalka lagu dilay ilaa 20 xubnood oo...
Lataliyaha madaxweynaha dowlada fedaraalka Soomaaliya ee dhanka xiriirka dowlad goboleedyada dalka Maxamed Xasan Ibraahin Qoone ayaa si adag u dhaliilay madaxda ugu sareysa maamulka Hirshabeelle. Maxamed Xasan Ibraahin Qoone ayaa ku dhaliilay labada masuul ee ugu sareysa Hirshabeelle iney ka gaabiyeen dagaalka lagula jiro kooxda Al-shabaab ee ka socda qaar...
Iyadoo Talaaladadii lasoo dhaafay Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho soo saartay fariin ay uga digeyso muwaadiniinteda ku sugan Soomaaliya weeraro argagixiso oo ka dhici kara goobo badan oo ku yaala Muqdisho oo uu ka mid yahay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Digniintaas ayaa markii ay soo baxday waxaa durba hakad uu...
Taliyaha qeybta guud ee Booliiska gobolka Banaadir Mahdi Cumar Muumin, Macalin Mahdi ayaa digniin culus u diray dadka Soomaaliyeed ee baraha bulshada ku dhex faafiya wararka lagu qalqal galinaayo amniga ee lagu dhiiragalinayo kooxda Al-shabaab. Taliyaha ayaa hadalkaan ka jeediyay Xalay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho oo uu kaga qeyb...
Booliska Somaliland ayaa xaqiijiyay in la xidhay askari booliis ah oo muuqaalkiisu baraha bulshada ku baahay Khamiistii, isaga oo gabadh dhallinyaro ah u gacan qaadaya. Qoraal kasoo baxay booliska ayaa lagu sheegay in askarigaasi uu ku kacay ficil ka baxsan anshaxa booliska, isla markaana la horgeyn doono maxkamad si loogu...
Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa mar kale uga ku wargalisay shacabka inay ka fogaadaan goobaha ay ku sugan yihiin Al-Shabaabka, iyagoo sheegay in dowladda federaalka ay sare u qaadeyso howlgallada dhanka cirka iyo dhulka ee lagula dagaallamayo kooxda Shabaab. Warsaxaafadeed ay soo saareen Golaha Wasiirrada ayay ugu baaqeen shacabka in ay...
Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa deegaanka Cadaan Laxeey oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe geysay ciidamo dheeraad ah oo ka qeyb qaadanaya howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Deegaankaan ciidamada dheeraad ah geysay dowladda ayaa ka mid ah deegaanada ay dhawaan weerarada ka geysteen kooxda Al-shabaab oo maalmahii lasoo dhaafay kordhisay...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujiyay hubka sharci darrada ah ee ka imaanaya dalka Yemen si loo soo geliyo Soomaaliya, taasoo jabinaysa cunaqabateynta hubka ee saaran Al-shabaab. Xayiraaddan ayaa qayb ka ah dadaallada ballaaran ee caalamiga ah ee lagu doonayo in lagu xakameeyo dhaq-dhaqaaqyada kooxda xagjirka ah,...