Gadiidlayda ka Hawlgala Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa Maanta ku dhaqaaqay Shaqa joojin Guud, kaddib markii ay sheegeen in Dowladda Hoose ee Laascaanood ay kusoo rogtay cashuur dheeraad ah.
Qaar ka mid ah Gaadiidleyda ayaa HOL u sheegay in ay ku ballameen inaysan wax shaqaa qaban; illaa ay Dawladda...
Ra'iisul Wasaaraha Somalia Cumar C/rashiid Cali iyo Wufuud uu Horkacayo ayaa Shalay muddo Saacado ah lagu Xayiray Garoonka Diyaaradha Magaalada Nairobi Jomo Kenyatta.
Wafdiga, RW Sharma’arke ayaa kusii jeeday Dalka Turkiga, sida uu sheegaey mid ka mid ah xildhibaannadii wafdigan ka tirsanaa oo xilli uu ku sugnaa garoonka diyaaradaha Jomo...
Dowladda Soomaaliya, ayaa markii ugu Horreysay ka Mamnuucday in Qaybo ka mid ah Somalia laga Akhristo ama laga daalacdo qaar ka mid ah Shabakadaha Internet-ka ee Afka Soomaaliga wax ku qora.
Amar kasoo baxay Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka, Dr. Axmed Cali Daahir ayaa lagu Mamnuucay in gudaha Somalia laga...
Gudoomiyaha degmada Baraawe oo ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose Xuseen Barre Jeex, ayaa lasoo sheegayaa inuu ku dhaawacmay Maanta Qarax lala eegtay isagoo ku sugan xafiiskiisa.
Wararka ayaa intaas ku daraya in Guddoomiyaha uu Dhaawaca fudud soo gaaray, waxayna maamulka degmada ay sheegayaan in qaraxani uu ahaa bambaano lagu soo...
Tirinta codadka doorashadii ka dhacdey dalka Uganda oo la sheegey in uu ku horeeyo m/weyne Musaveni.
Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa si weyn ugu horreeya doorashadii Madaxnimo ee Uganda, iyadoo natiijooyinka soo baxaya ay Tilmaamayaan inuu Hoggaaminayo Codadkii laga dhiibtay doorashada Khamiista lasoo dhaafay.
Yoweri Museveni oo Uganda Xukumayay tan iyo sanadkii 1986-kii, xilligaasoo uu awood ciidan ku qabsaday ayaa wuxuu u muuqdaa inuu markii...
Millateriga Kenya ayaa sheegay in Jimcihii shalay ay ku dileen 20-xubnood oo ka tirsan Al-shabaab weerar ay ka fuliyeen Somalia, kuwaasoo ay sheegtay inuu ku jiray khabiir Qaraxyada sameeya oo lagu Magacaabo Macallin Shariif.
War-saxaafadeed kasoo baxay Xarunta Millateriga Kenya ee Nairobi, ayay ku sheegeen in Weerarkaan ay ku beegsadeen...
Somalia, Xasan Sheekh oo ka Qayb-galay Barnaamij ay shacabku su’aalo ku weydiinayeen ayaa sheegay in qaadka ama Jaadku uu dhibaataooyin badan ku hayo bulshada Soomaaliyeed, ayna sameeyaan qorshe Bulshada looga wacyi-gelinno Qaadka iyo Dhibaatooyinkiisa.
Xasan Sheekh ayaa intaas ku daray in in meelo badan oo Caalamka ka mid ah Qaadka...
Ciidanka Booliiska Uganda, ayaa Weeraray Jimcaha maanta ah Xarunta uu Caasimadda Uganda ee Kampala ku leeyahay Xisbiga ugu Awoodda badan Axsaabta Mucaaradka dalka Uganda ee FDC, xilli lagu muransan yahay Doorashadii Madaxnimo ee shalay ka dhacday dalkaas.
Ciidamada ayaa waxay u adeegsadeen Taageerayaasha xisbiga FDC oo xarunta dibaddeeda ku sugnaa...
Deeqdan lacageed oo ka timid marwada madaxweeynaha dowladda Soomaaliya , Marwo Qamar Cali Cumar ayaa waxaa la gudoonsiiyay bukaanada jiifa isbitalka Kismaayo iyo qaar kamid ah dadka naafada ah ee ku nool Kismaayo.
Mahad Muxidiin Sheekh oo ay marwada Madaxweeynaha usoo wakiilatay deeqda ayaa gudoonsiiyay bukaanada Jiifa qeybaha kala duwan...
Dowladaha Burundi iyo DR Congo ayaa ka dalbaday Golaha Ammaanka ee QM inay tallaabo ka Qaaddo Dalka Rwanda oo lagu eedeeyay inay hubeynayso Qoxootiga Burundi ee waddankeeda ku sugan si ay uga qayb-qaataan dagaalka la doonayo in lagu rido Xukuumadda Bujumbura.
Qoraalka ay labadaan Dal u gudbiyeen QM ayaa Arbacadii...


















