Hogaamiyaha Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobolada Dhexe Sheekh Maxamed Shaakir ayaa sheegay inay jirto dib u howlgalinta ciidamadii Ahlu Sunna ee Gobolada dhexe ka xoreeyay Al shabaab kuwaasi oo kusoo biiraya dagaalka ka dhanka ah Kooxda Al shabaab.
Sheekh Shaakir ayaa tilmaamay in arintaan ay kawada hadleen isaga iyo General...
Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamo aad u tira badan oo ah kuwa difaaca deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleeyda iney ku wajahan yihiin deegaanka Alkowsar ee gobolkaas.
Ciidankaan ayaa qorsheynaya iney kooxda Al-shabaab ka xureeyaan deegaanka Alkowsar oo ay haatan gacanta ku hayaan kooxda Al-shabaab.
Saraakiil...
Lataliyaha Madaxweynaha Falastiin Dr. Riyad Malki ayaa ku gacan seyray qorshaha madaxweyne Donald Trump ee ah in Falastiiniyiinta laga raro Qaza loona wareejiyo dalalka Carabta ee Bariga Afrika, sida Suudaan, Soomaaliya oo ay ku jirto Somaliland.
Waxa uu sheegay in dalalkaasi aysan aqbali doonin Falastiiniyiinta, isla markaana ay ka door...
War kasoo baxay Taliska Booliska Kenya ayaa lagu sheegay in rag hubeysan oo ka tirsan Kooxda Al shabaab ee ka dagaalanta Soomaali ay weerar ku qaadeen xero booliis oo ku dhow xuduudda ay wadaagan Soomaaliya iyo Kenya, halkaas oo ay ku dileen lix ka mid ah ciidamada keydka ah,...
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland, Faysal Sheikh Cali (Jifojabsade), ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya inay colaad ka dhex abuurayso Puntland iyo Galmudug, isagoo sabab uga dhigay diiwaan gelinta ay hay’adda NIRA ka waddo magaalada Gaalkacyo.
Guddoomiyaha ayaa xusay in mar kasta oo madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud uu xafiiska yimaado,...
Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Cusub ee Ururka Midowga Africa Maxamuud Cali Yuusuf ayaa maanta yimid magaalada Muqdisho waana safarkiisi ugu horeeyay ee tan iyo markii la doortay uu ku yimaado Soomaaliya oo xubin ka ah Midowga Africa, waxaana si weyn soo dhoweyn diiran loogu sameeyay Garoonka Aadan Cade ee...
Ciidanka Booliska Puntland ayaa faahfaahin ka bixiyay iska hor imaad maanta ka dhacay magaalada Garoowe, kaas oo dhexmaray laba ciidan sababayna dhimashada labo askari iyo dhaawaca 5 kale oo labada dhinac ah.
War-saxaafadeed kasoo baxay taliska ciidanka Booliska Puntland ayaa lagu sheegay in hawlgal qorsheysan lagu qabtay gaari bas ah...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dib ugu laabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa gaaray degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe, masuuliyiin kale oo isugu jira heer Fedaraalka iyo heer dowlad goboleed, saraakiil iyo Taliyeyaal ciidan ayaa madaxweyne Xasan Sheekh kusoo...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in xogta kaarka aqoonsiga Qaranka uu yahay mid sugan oo si buuxda loo ilaalinayo. Sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha gudaha, xogta dadweynaha ee nidaamka aqoonsiga ayaa lagu kaydiyaa gudaha dalka, iyadoo ilaalinteeda iyo maamulkeeda ay gacanta ku hayaan khubaro Soomaali ah oo si gaar...
Dowladda Mareykanka ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii 18-kii bishaan March lagu qaaday kolonyo gaadiid ah oo uu la socday Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, kaasi oo sababay dhimashada muwaadiniin Soomaaliyeed oo aan waxba galabsan.
"Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa eheladii iyo qaraabadii dadkii kuu dhintay Qaraxaasi, Shacabka Mareykanka waxay...


















