Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar qaraxyo xoogan ku bilaawday oo kooxda Al-shabaab aroornimadii hore ee saakay ku qaaday deegaanka Sabiib iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Kooxda Al-shabaab ayaa weerarka ku beegsatay fariisimo ciidanka dowladda ku leeyihiin deegaanka Sabiib iyo Caanoole oo hoostaga degmada Afgooye, waxaana xigay dagaal...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si kulul ah u cambaareeyay weerarkii ay Al shabaab la damacsanaayeen inay ku qaarijiyaan Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmo ka hor ka dhacay isgooyska Ceel Gaabta ee Degmada Xamar Jajab.
"Waxaan si adag u canbaaraynayaa qaraxii argagixiso ee afaafka hore...
Warar dheeraad ah ayaa laga helaya tiro hoobiyeyaal ah oo lagu weeraray xarunta sida weyn loo ilaaliyo amaankeeda ee Xalane oo ku taala xeyndaabka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
Madaafiicda oo jugtooda laga maqlay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir ayaa lasoo wariyay in laba ka mid...
Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay inay Somaliland kala shaqaynayso la dagaallanka kooxaha Al-Shabaab iyo Xuutiyiinta, oo ay sheegtay inay khatar ku yihiin London iyo Hargeysa labadaba.
Gavin Williamson, oo ka tirsan Baarlamaanka Ingiriiska isla markaana horay usoo noqday Xoghayaha Difaaca, ayaa Xoghayaha Arrimaha Dibadda waydiiyay su’aal ahayd: "La dagaallanka Xuutiyiinta, oo...
Wiil iyo gabadh reer Berbera ah ayaa Talaadadii shalay isku dayay inay nafta is dhaafiyaan. Wiilka ayaa sun cabay, halka gabadhuna ay is daldashay.
Wiilka oo lagu magacaabo Cali Maxamed Cabdalle, ayaa sun cabay kadib markii ay is afdhaafeen haweenay u dhaxday. Isaga oo xaaladiisu xuntahay ayaa loola cararay Isbitaalka...
Wararka ka imaanaya ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in habeenkii ugu horeeysay ee uu ku hoyday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud jiidaha hore ee dagaalka ka dhanka ah Alshabaab uu kulan kula qaatay degmada Moqokori Hoggaanka Hirshabeelle iyo saraakiisha ciidamada hormuudka u ah howlgallada xoreynta dalka.
Madaxweynaha ayaa ka xogwareystay...
Ugu yaraan siddeed qof oo u badan shacab ayaa ku dhintay qarax maanta kolonyo uu la socday madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud lagula eegtay nawaaxiga isgoyska Ceel-gaabta ee Degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho.
Weerarka ayaa saameeyay mid kamid ah gawaarida madaxweynaha oo kusii jeeday garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, iyadoo...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhaw gaaray jiidaha hore ee dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab, gaar ahaan degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha dhexe.
Warsaxafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ujeedka madaxweynaha uu tagay degmada Aadan yabaal iney tahay inuu halkaas ka hogaamiyo...
Magaalada Muqdisho waxaa xalay laga sagootiyay Cutubyo ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed kuwaasi oo la doonayo inay ku biiraan dagaalka lagula jiro Kooxda Al shabaab gaar ahaan degaanada Gobolka Shabeellaha Dhexe.
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo uu wehliyay Taliye ku xigeenka Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi...
Israa’iil oo ka baxday xabbad-joojintii horseeday hakinta duqeymihii ay ka waday Qasa, ayaa xalay duqeymo is xigxigay ku dishay ugu yaraan 131 qof, halka ay dhaawacmeen in ka badan 300 oo qof.
Sida ay ABC News werisay, Israa’iil waxay sheegtay in ay "albaabada cadaabta u furi doonto Qasa," maadaama ay...


















