Monday, August 3, 2026
Maxkamada darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Somalia oo Maanta dhageysatay Dacwadaha loo haystay lix Ruux oo gabi ahaan ku eedeysnaa dilkii wariye Hindiyo Xaaji Maxamed oo ka Tirsanayd Shaqaalaha Warbaahinta Dowladda Soomaaliya. Maxkamadda ayaa sheegtay in C/risaaq Maxamed Barrow oo ahaa ruuxii gaariga ugu xiray qaraxii ay ku...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki Moon oo Toddobaadkan ayaa sheegay inuu Madaxweynaha Burundi, Pierre Nkurunziza ka ogolaaday in xabsiyada dalkaas laga sii daayo 2,000 oo qof oo maxaabiis ah, inuu culeyska laga qaado warbaahinta iyo in wadahadallada nabadeed ee xiisadda ka taagan dalkaas lagu xallinayo uu qayb...
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Max'uud ayaa sheegay in tiro u dhexeysa 180 illaa 200-Askari oo Keenyan ah lagu Dilay Weerarkii ay Al-shabaab ku Qaadday 15-kii Bishii Jannaayo, 2016-ka, Saldhigga AMISOM ee Ceel-cadde ee Gobolka Gedo. Laakiinse ciidamada Kenya ayaa diiday tirada uu Madaxweynaha Somalia sheegay in looga dilay Weerarkii...
Madaxweynaha Mareykanka Barack H. Obama ayaa soo jeediyay Talaadadii lasoo dhaafay Qorshe Xukuumadiisu ay ku damacsan tahay in la xiro Xabsiga Guantanamo Bay, Arrintaasoo qayb ka ahayd waxyaabihii uu ballan qaaday intii uu ku jiray tartankii doorashadiisa. Obama ayaa damacsan inuu arko xabsigaas oo albaabada loo laabay ka hor inta...
Madaxweynaha Mareykanka Barack H. Obama ayaa soo jeediyay Talaadadii lasoo dhaafay Qorshe Xukuumadiisu ay ku damacsan tahay in la xiro Xabsiga Guantanamo Bay, Arrintaasoo qayb ka ahayd waxyaabihii uu ballan qaaday intii uu ku jiray tartankii doorashadiisa. Obama ayaa damacsan inuu arko xabsigaas oo albaabada loo laabay ka hor inta...
Ciidanka Dowladda Somalia oo Garabsanaya kuwa Ururka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa Saacadihii u Dambeeyay Waxay la Wareegeen Deegaanno dhawr ah oo hoos-taga Gobollada Shabeellada Dhexe iyo Hiiraan. Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM oo ku hubeysan gadiid dagaalka ayaa la sheegay inay la wareegeen deegaanka Ceel-baraf oo qiyaastii 26-km...
Xoogagga Hoggaamiyaha Mucaaradka dalka South Sudan, Riek Machar oo dhawaan uu Madaxweyne Salva Kiir u Magacaabay Madaxweyne ku xigeen ayaa loo oglaaday inay dib ugu soo laabtaan Magaalada Juba ee xarunta dalkaas, sida ay Warbaahinta u sheegeen Guddiga la socodka Nabadda iyo Fulinta Heshiiskii horay ay u gaareen dhinacyada...
Waxaa lagu soo Gunaanaday Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga shir looga hadlayay arrimaha Somalia oo socday laba casho, kaasoo laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban 31-qodob. Qodobbada lagu xusnaa War-murtiyeedka Shirkaan laga soo saaray Waxaa ka mid ahaa; In shirkaan ay ka Qayb-galeen Wufuud ka kala socday 54 waddan...
Kulalan ay kazoo qeyb galeen in ka badan 25 xisbi siyaasadeed ayaa manta waxaa looga Hadley qodobo wax ku ool ah isla markaasna saameynaya siyaasada dalka ee xiligan iyo sida ay u dhaqmayaan dadka sheegta in ay metelaan hugaanka dalka kuwaasoo mar kasta ceeb iyo fadeexo qaranka usoo hooya. Kulankan...
Ugu yaraan 11-qof ayaa ku geeriyooday tiro intaas ka badanna way ku dhaawacmeen kaddib dagaal culus oo ciidan ka tirsan kuwa Itoobiya ee AMISOM iyo xoogagga Al-shabaab shalay ku dhex-maray deegaanka Yaaq-bari-weyne ee Gobolka Shabeellada Hoose. Iska-horimaadkan oo qarxay kaddib markii Xoogagga Al-shabaab ay Weerar Gaadmo ah la beegsadeen Kolonyo...