Monday, August 3, 2026
Hoggaamiyeyaasha dalalka ay ciidamadu ka joogaan Somalia oo maanta kulan ku yeeshay Dalka Jabuuti, ayaa ka soo saaray War-murtiyeed ku saabsan baahida loo qabo Xoojinta, Tayeynta iyo guul ka gaarista hawl-galka AMISOM ee Xasilinta Somalia iyo burburinta Al-shabaab. Kulankan oo ay Marti-gelisay Jabuuti, ayaa waxaa  ka Qayb-galay Madaxweyne Xasan Sh....
Ugu yaraan 19-ruux ayaa ku dhintay in ka badan 45-kalena way ku dhaawacmeen qaraxyo uu midkood ismiidaamin ahaa oo gellinkii dambe ee maanta ka dhacay magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay. Mid ka mid ah labadan Qarax ayaa lala beegsaday Maqaayad lagu magacaabo Beder oo ku taalla bartamaha Magaalada Baydhabo ku...
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh oo ka hadlay Weerarradii xalay ay Al-shabaab ka geystay Muqdisho ee Dadka badani ku Geeriyoodeen, ayna kuwo kalena ay ku dhaawacmeen ayaa sheegay in dowladda Somalia aysan joojinayn dagaalka ay kula jirto kooxda Argagaxisada. Madaxweynaha oo magaalada Jabuuti oo uu shirka dalalka ay ciidanku ka joogaan Somalia...
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa booqasho ku tagaya toddobaadkan afar waddan oo Afrikaan ah oo ay ku jirto Nigeria, Waxaana booqashadiisan ay billaaban doontaa Axadda Berri a, sida lagu sheegay Warbixin laga soo saaray Maanta oo Sabti ah Xafiiskiisa Ankara. Erdogan ayaa wuxuu booqashadiisa ku billaabi doonaa dalka...
Madaxweynaha Koonfur Afrika ayaa wuxuu sheegay maanta oo Sabti ah in Midowga Afrika uu u darayo Burundi 100 Kormeerayaal Xuquuqda Aadanaha ah iyo 100 Kormeerayaal ciidan ah, kuwaas oo indho-indheyn ku sameyn doona xaaladaha uu dalkaas ku jiro. Jacob Zuma ayaa Hadalkaan ka sheegay Garoonka Diyaaradaha Bujumbura oo ay isaga...
Dalka Jabuuti Waxaa Maanta ka Furmay Kulan looga hadlayo howlgalka ciidamada AMISOM ee Somalia ku sugan, kaasoo ay ka qayb-galayaan Mas'uuliyiin ka socda Waddamada ay ka socdaan ciidamada AMISOM iyo kuwa Somalia. Shirkan ayaa waxaa goobjoog ka ah wasiirrada Gaashaandhigga waddamada ay ka socdaan ciidamada Midowga Afrika ee Somalia ku...
Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka ee ayaa u doortay maanta Guddoomiye Cusub, Gianni Infantino oo horay u ahaa Xoghayaha xiriirka Kubadda Cagta Yurub ee UEFA, isagoo bedeli doona Guddoomiyihii hore ee FIFA Joseph Sepp Blatter. Gianni Infantino, ayaa ku guuleystay 115-cod, Wareeggii labaad ee doorashadii maanta ka dhacay magaalada Zurich...
Ururka Kubadda Cagta ee FIFA ayaa waxay Maanta dooranayaan guddoomiye cusub, kaasoo bedeli doona madaxweynihii hore ee ururka FIFA Joseph Sepp Blatter oo Xilka iska casilay Sannadkii hore, kaddib markii loo doortay xilkan ayna ururka hareeyeen musuq-maasuqyo kala duwan. In ka badan 207 xubnood oo Dunida ka kala socda, kana...
Ugu yaraan 12-qof oo ay ku jiraan ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda federaalka Somalia ayaa ku geeriyooday, tiro intaa ka badanna dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaaray Qaraxyo iyo Iska-horimaad Caawa ka dhacay Muqdisho. Weerarradan ayaa waxaa Mas’uuliyaddooda sheegatay Al-shabaab, Waxayna ku sheegeen warbixin kooban oo ay soo saareen inay...
Golaha Wasiirrada Xukuumada Somalia ayaa Shir ay maanta yeeshay oo uu shir-guddoominayay ku-simaha Ra'iisul wasaaraha ahna Wasiirka Cadaaladda Somalia, C/llaahi Axmed Jaamac , ayaa wasaarado kala duwan looga dhageystay, waxaana lagu Meel-mariyay Siyaasada Guddiga Amniga iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliya. Wasiirrada Somalia, ayaa waxay Warbixin la xiriirta Amniga Guud ee dalka...