Monday, August 3, 2026
Xildhibaanada Baarlamaanada Afrika ee ku Mideysan Pan African oo sanad walba kulma afar jeer, ayaa waxaa magaadala Johannesburg si Rasmi ah uga furmay kulankii ugu horreeyay oo ay yeelanayaan Sannadkaan 2016-ka, Guddiyada Baarlamaannada Afrika. Kulankaan oo socon doono muddo laba Toddobaad ah, ayaa Waxaa furay Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Pan...
Ugu yaraan Afar ka tirsan ciidanka Somalia ayaa lagu dilay, kaddib Qarax maanta lagula eegtay gaari ay wateen Deegaanka Carbiska oo ku dhow degmada Afgooye oo gobolka Shabeellada Hoose, waxaana ku dhaawacmay saddex Askari oo kale. Qaraxan ayaa la sheegay inuu ahaa Miino Waddada dhinaceeda lagu Aasay, taasoo si lama...
Madaxweynaha Dalka Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa weydiistay dalalka Afrika inay Somalia u soo diraan ciidammo dheeraad ah, si ay qayb uga Qaataan Hawl-gallada lagula Dagaallamayo Al-shabaab ee Somalia, iyadoo Al-shabaab ay dhankeeda ku hanjabtay inay Weerarayso Madaxtooyada Kenya. Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in ciidamada Kenya oo keliya ay ku sugan...
Kaddib qaraxyo is-daba-joog ahaa oo ka kala dhacay Magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo, kuwaas oo galaaftay Nolosha Shacab fara badan, ayaa waxaa maanta Beledweyne kulan deg-deg ah oo looga hadalyo amaanka guud ahaan Gobolka, gaar ahaan Magaalada Beledweyne ku yeeshay Saraakiisha Ciidamada DF Soomaaliya iyo kuwa Ciidamada Midowga Afrika ee...
Tirada dhimshada ee qaraxyadii ka dhacay Baydhabo ayaa korortay oo waxay sare u dhaafeysaa iminka 30 kadib markii dad dhaawacyo halis ah ay soo gaareen ay mar dambe u dhinteen. Shaqaalaha caafimaadka ayaa sheegaya in dad badan oo dhaawac uu weeraradaa ka soo gaaray ay geeriyoodeen durba markii isbitaalka la...
Toddobaadkii hore ayaa Ruux wajigiisa qariyay xilli saqdii dhexe ee habeennimo ah, ayuu jabiyay albaabada iyo daaqadaha masaajidka Umuttu Islaam oo Qaarkood ay deggenaayeen Ganacsato kala duwan. Maalmahan, waxaa aad u soo badanaya ficillo ay muujinayaan dad nacayb tusaya bulshada Muslimiinta ah, Sababahaas ayaa loo aaneynayaa inay ka mid tahay...
Madaxweynaha Maamulka Koonfur-galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa Maanta Wuxuu ugu baaqay Dowladda Federaalka Somalia iyo Beesha Caalamka inay Caawiyaan Dadkii Dhaawacyadu ka soo gaareen Qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay. Shariif Xasan oo la Hadlayay Warbaahinta kaddib markii uu booqday isbitaalka Baydhabo oo ay ku jiraan...
Madaxweynaha Maamulka Koonfur-galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa Maanta Wuxuu ugu baaqay Dowladda Federaalka Somalia iyo Beesha Caalamka inay Caawiyaan Dadkii Dhaawacyadu ka soo gaareen Qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay. Shariif Xasan oo la Hadlayay Warbaahinta kaddib markii uu booqday isbitaalka Baydhabo oo ay ku jiraan...
Booliiska gobolka Indiana ee dalka Mareykanka ayaa weydiisanaya bulshada inay Caawimaad ka geystaan sidii loo ogaan lahaa cidda dilka laba nin iyo wiil yar oo kasoo jeeda Gobolka Sahel ee Qaaradda Africa ka dambeysay. Saraakiisha booliska ayaa Toddobaadkii hore waxay Guri ku yaalla Magaalada Fort Wayne ee Indiana ka helay,...
Madaxweynaha Dalka Zimbabwe Robert Mugabe oo u dabaal-dagay Sabtidii shalay 92-sano guuradiisii ayaa noqday Madaxweynaha ugu da’da weyn caalamka, iyadoo xaflada dhalashadiisa oo la sheegay inuu ku baxay dhaqaale badan lagu qabtay magaalada Masvingo oo ku taalla Koonfur-bari dalka Zimbabwe. Xafladda dabaal-dagga Mugabe ayaa waxaa ka qaybgalay kumannaan qof oo ka...