Friday, August 7, 2026
Waxaa saakay xaalad deganaasho ah aan caga badan ku taagneyn laga dareemaya inta u dhaxeysa deegaanada Jiicboor iyo Saax quran oo dhaca Galbeedka gobolka Mudug, halkaasi oo shalay ay ku dagaalamayeen labo maleeshiyo beeleed oo kasoo kala jeeda Puntland iyo Galmudug. Dagaalkii Shalay ayaa la sheegay iney ku dhinteen in...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay Booqasho ku tagay dalka Jabuuti ayaa la kulmay Madaxweynaha dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle waxaana ay kawada hadleen xoojinta dagaalka lagula jiro Kooxda Al shabaab. Labada Madaxweyne ayaa kulankoodi diirada ku saaray xoojinta iskaashiga istiraatiijiga ah ee ka dhexeeya labada dal iyadoo laga wada...
Madaxweynaha dowladda fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi balaaran oo uu hoggaaminayo ayaa goordhaw oo maanta ah gaaray dalka Jabuuti. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Caasimadda ah ee  Jabuuti, isagoona halkaas kulan gaar ah kula yeelan doona dhigiisa Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Madaxtooyada...
Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu haatan dagaal beeleed xoogan uu ka socdo inta u dhaxeysa deegaanada Jiicboor iyo Saax qurun oo dhaca Galbeedka gobolka Mudug. Dagaalkaan oo u dhaxeeya laba maleeshiyo oo kasoo kala jeeda maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa lasoo warinaya inuu yahay mid aad u...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magacaabay Taliyaha cusub ee Ciidanka Badda Soomaaliya kadib markii uu tixraacay soo jeedinta Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya waxaana uu si rasmi u Magaacabay S/Guuto Cabdiwahaab Cabdullaahi Cumar. Madaxweynaha ayaa wareegtada ku sheegay dadaalka ay dowladdu ku bixinayso tayeynta Ciidanka Badda Soomaaliyeed, si ay...
Jilayaasha Yuusuf Cabdillaahi Muuse 'Yuusuf Ceegaag' iyo Cabdiqani Maxamed Cabdillaahi 'Iskufilan', oo aad caan uga ah gudaha Somaliland iyo geyiga Soomaalida, ayaa ku dhawaaqay in ay siyaasadda ku biirayaan. Ceegaag iyo Iskufilan, oo ah laba jilaa oo saaxiib ah isla markaana caan ku ah in ay Ramadaan kasta isla keenaan...
Waxaa goordhaw garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho shil ku gashay diyaarad la sheegay iney leedahay Qaramada Midoobay, xili ay dooneysay iney caga dhigato garoonka. Shilka ayaa la sheegay inuu yimid, kadib markii diyaarada oo dooneysay iney soo caga dhigato garoonka ay u bixi weysay lugta hore, sidaasna ay...
Siyaasiyiinta Mucaaradka ee Koonfur Galbeed kasoo jeeda ee ku bahoobay ururka Maanshiil ayaa soo dhoweeyay wada tashiga nabadeed ee maalmo ka hor uu ku dhawaaqay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud waxaana ay tilmaameen inay wax badan ka tari doonto xaalada dalka uu ku jiro. "Madasha Maanshiil waxay soo dhaweeynaysaa baaqii...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay iney si gaar ah uga dhaceen deegaanka Masaajid Cali Gaduud iyo deegaan kale oo hoostaga degmada Raage Ceele, islamarkaana khasaare...
Kooxda Al-Shabaab ayaa joojisay dhoollatuskii ay ciidan ahaan u sameyn jireen maalinta Ciidda, taasoo ay hore ugu muujin jireen awoodda ciidan iyo hubka ay haystaan. Wararka soo baxaya ayaa tilmaamaya in arrintan ay la xiriirto saamaynta duqeymaha isdaba joogga ah ee lala beegsanayo kooxda Alshabaab. Markii ugu horreysay, deegaanada ay...