Wednesday, August 5, 2026
Hoggaamiyayaasha Caalamka, Qaramada Midoobay, Wakiilada deeqbixiyayaasha iyo hay'adaha gargaarka kuwa caalamiga ah iyo kuwo aan dowliga ahayn, ayaa u fadhiyay shir laba maalmood ah. Ujeeddada Shirkaan ayaa ahayd sidii wax looga badali lahaa nidaamka wax looga qabto dhibaatooyinka bini'aadaminimo ee ka dhasha khilaafyada iyo dagaalada, masiibooyinka dabiiciga ah iyo isbadalka...
Beeraleyda jaadka ee Magaalada Maua ee Degmada Meru ee dalka Kenya ayaa ka cabanaya sida ay ula dhaqdaan dadka Soomalida ah ee halkaasi kawata ganacsiga jaadka.   Nin jaad guraya/beeraha jaadka ee magaalada Maua Dadka deegaanka ayaa sheegay in marka ay ganacsatada Soomalida ah ay ka qaatan jaadka aysan lacagta bixinin waqtigii...
Wefti uu hogaaminayo agaasimaha guud ee shirkadda DP World Sultaan Axmed Bin Suleymaan, ayaa kulan Al-baabbadu u xidhan yihiin la yeeshay Madaxweyne Siilaanyo, isla markaana Kormeer indho-indheyn ahaa kusoo maray Dekadda Berbera. Kaddib markiii uu soo indho-indheeyay Dekadda Berbera iyo sida ay u shaqayso waxaa la hadlay Warbaahinta wasiirka Arrimaha Dibadda...
Guddoomiyaha Degmada Beledweyne, Max'ed Macallin Cismaan Qalafoow, ayaa sheegay in si rasmi ah loo soo Af-jaray Dagaalladii dhawaan labo maleeshiyo beeleed ku dhaxmaray xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne. Isagoo la hadlayay VOA-da, ayuu sheegay in la kala qaaday maleeshiyaadkii dagaallamay, islamarkaana la dhigay goobihii lagu dagaalamay ciidamo ka badax-banaan labada...
-Madaxweyne ku-xigeenka Kenya William Ruto ayaa sheegay in go'aanka lagu xiraayo xeryaha Dhadhaab ee dawlada Kenya ay dhawaan gaadhay uu yahay kama dambeys iyo mid aanan laga noqon doonin. Ruto oo ka hadlaayay Shirweynaha Gargaarka Caalamka ee Istanbul Turkiga ka socda shalay ayaa beesha caalamka u sheegay in dadka doonaya...
Dowladda Pakistan ayaa eedeyn kulul dusha uga tuurtay dowladda Mareykanka, iyadoo cambaareysay howlgallada Milatari ee ay xukuumadda Washington ka sameyso gudaha dalka Pakistan.   War kasoo baxay xukuumadda Islamabad ayaa lagu sheegay in duqeyntii ay diyaaradaha drones-ka Mareykanka ka geysteen dhulka Pakistan gudihiisa ay xad gudub ku tahay sharafta...
Ciidamada Milatariga ee dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen hub la damacsanaa in si qarsoodi ah gudaha loogu soo galiyo Kenya isla markaana la doonayay in loo adeegsado weeraro laga fuliyo magaalooyinka ku yaalla xadka kala qeybiya Kenya iyo Soomaliya. Wasiir ku xigeenka amniga ee maamul goboleedka...
Taliyihii ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir, Jen. Cali Xirsi Barre (Cali Gaab) ayaa ku dhawaaqay inuu xilkii iska casilay, wuxuuna ku sheegay hadal uu warbaahinta Muqdisho siiyay, inaysan jirin ruux ku khasabtay in uu xilkaan iska casilo, aysan jirin cid uu dacwo ka yahay. Jen. Cali Gaab oo horay u ahaa...
Waxaa Magaalada Muqdisho si weyn looga dareemayaa Ololaha Qaad-diid oo Toddobaadkaan ka Socda Muqdisho, ololahaan oo ah mid horay ugu soo Guuleystay dalka Ingiriiska ayaa sannadkii lasoo dhaafay ka billaabay gudaha Somalia, waxaan muuqda guul is-daba-joog ah. Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa markii uugu horreysay sheegay in Qaadka la...
Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Xaaladda cakiran ee ka taagan Magaalada Beledweyne, isagoo sheegay in shacabka ku nool Magaalada Waqtigaan la joogo u dhaxeeyaan Sida uu yiri Xabbad iyo Fatahaad. Sidoo kale, Ugaaska oo la hadlayay boqolaal qof oo isugu jira oday-dhaqameed, waxgarad, cuqaal iyo...