Shirka IGAD oo Muqdisho ka dhici doona iyadoo xukuumada Soomaaliyana ka hadashey.

0
629

Xukuumada Soomaaliya ayaa waxay faahfaahin ka bixisay shir madaxeedka urur goboleedka IGAD ee bisha soo socota ka dhacaya magaalada Muqdisho.

Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada ee dowladda Soomaaliya C/salaan Cumar Hadliye oo la hadlay warbaainta ayaa sheegay in dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ay xilligan diyaar u tahay martigelinta shir madaxeedka IGAD oo la filayo in bisha soo socota Muqdisho uu ka furmo.

Wasiirka ayaa sheegay in ay u diyaar garoobeen soo dhaweynta madaxda urur goboleedka IGAD oo la filayo magaaalada Muqdisho in ay soo gaaraan 5ta bisha  9aad.

warsom2011@gmail.com

beccosalaam banktabaarak