Waziirka Dhallinyarada iyo Isboortiga, Maxamed Cabdullaahi Xassan ayaa sheegay inuu ka badbaaday qarax la damacsanaa in lagu khaarajiyo.
Qaraxaa ayaa ka dhacay wadada Maka-al-Mukaram. Gaarigiisa ayaa walxaha qarxa lagu soo tuuray mar uu wax yar ka dagay.
Hal qof ayaa uu sheegay in wax gaareen balse ilaaladiisa iyo asaga inaysan waxba...
Xoghayaha arimaha dibadda Maraykanka John Kerry ayaa lagu wadaa in bishan gudaheeda uu booqasho gaaban ku yimaado magaalada Nairobi ,si uu wada-hadalo ku saabsan Amniga ula yeesho mas’uuliyiinta Kenya.
John Kerry ayaa kulamo gaar ah la yeelan doona madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo madax ay ku jirto Aamino Mohamed oo...
Dhowr milyan oo qof ayaa isugu soo baxay meel fagaare ah dalkaasi Turkiga si ay u dhaleeceeyaan afgambigii dhicisoobay dhawaan.
Dadkaa ayaa tiradoodu sare u dhaaftay shan milyan waxaana khudbado usoo jeediyay Madaxweyne Raccep Tayyip Erdogan iyo masuuliyiin kale oo dawlada dalkaasi ka tirsan. Erdogan ayaa sheegay in loo baahan...
Wadahadalo ayaa u furmay Khatumo iyo Somaliland. Khatumo ayaa madaxweynaheeda Cali Khaliif Galeyr uu u xaqiijiyay arinkaa warbaahinta.
Somaliland ayaa gooni isu taagtay sanadkii 1991 kadib markii dawladii dhexe ee Soomaaliya ay burburtay. Si kastaba wax aqoonsi ah maysan ka helin beesha caalamka min waqtigaa ilaa iyo hada.
Waxaa muran uu...
Shir jaraa'id oo Maanta uu Muqdisho ku Qabtay Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Dadban ee Somalia, Avv. Cumar Maxamuud C/lle (Dhagey), ayuu ku shaaciyay Jadwalka qaabka ay u dhacayso doorashada lagu wado inay sannadkan ka dhacdo Soomaaliya.
Avv. Cumar Dhageey, ayaa sheegay in doorashada xubnaha aqalka sare ay dhici doonto 25-ka bisha...
Safiirka Soomaaliya u Fadhiya Midowga Yurub, Cali Siciid Faqi oo dhawaan soo gaaray magaalada Columbus ee Gobolka Ohio ee dalka Mareykanka, ayaa Waxba kama jiraan ku Tilmaamay Warar la baahiyay oo ahaa in Saafaaradda Somalia ee Belgium ay Dad Ajaanabi ah Siisay Baasaboorka Soomaaliya, waxaase safiirku uu arrintaas ku...
Waxaa Hotel Kempinski ee magaalada Jabuuti ka furmay Kulankii Shanaad ee Golaha Ganacsiga iyo Maal-gashiga Soomaaliyeed, kaasoo socon doona mudo labo casho ah, waxaana ka qayb-galaya Ganacstada Soomaaliya kuwooda ugu waaweyn.
Ganacsatada ka qeyb gashay Shirweynaha Golaha Ganacsiga iyo Maal-gashiga Soomaaliyeed ayaa waxay ka kala yimaadeen Dalka isu taga Imaaraadka...
Golaha Wasiirada Dowladda Federaalka Somalia, ayaa lacag u soo direy nin Magaciisa la yidhaa Cabdalla oo Xanuunka Dhimirka haya oo ku nool magaaladda Burco ee gobolka Togdheer.
Golaha Wasiirada Dowladda Fadaraalka Somalia, ayaa lacagtaan ku soo Hagaajiyay Wariye C/maalik Coldoon oo ah wariyaha soo bandhigay ninkan maskaxda ka xanuunsayo oo...
Jadwalka xilliga kala guurka iyo qodobo lagu heshiiyey oo kasoo baxey shirkii madaxda madasha qaran.
Ayadoo waqtigu uu isasii dhimaayo ayaa haatan waxaa loo qabtay 7da Nofeembar in la qabto doorashada madaxweynenimada Soomaaliya.
Maalintaa ayaa waxaa shaaca ka qaaday in doorashadaa la qaban doono Guddiga Hoggaanka Qaran ee NLF.
Maalintaa ayaa 275 xubnood oo ka tirsan aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya waxay dooran doonaan madaxweynaha 9aad...
Kulan balaaran oo maanta ay ku yeesheen Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasada Soomaaliya Xarunta xisbiga daljir ee magaaladan muqdisho ayaa waxaa lagaga hadley xaaladda kala guurka dalku marayo.
Kulanka oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha isbaheysiga xisbiyada siyaasadda MD cali Timajilic ayaa waxaa ka hadley madax fara badan oo isbaheysiga ka mid ah,waxeyna...


















