Friday, August 7, 2026
-Xalay ayaa guddiga doorashada dadban ee Soomaaliya uu shir ku qabtay Nairobi gaar ahaan hoteelka Intercontinental. Shirkaa ayaa waxaa uu ahaa fagaare furan oo kadib markii ay kusoo bandhigeen waxqabadkooda iyo hannaanka la filaayo in doorashadu u dhacdo ayaa dadku weydiinayeen suaalo xubnaha guddiga. Cumar Maxamuud Cabdulle, Cumar Dhagey, guddoomiyaha...
Shirkadda BECO ayaa macaamiisheeda waxey u balan qaadeysaa qiimo dhimis aan hore loo arag iyadoo uga faa’iideynaysa Ciidal Adxaa oo ah ciida weyn ee muslimiinta waxeyna qiima dhistani bilaabaneysaa bishan aynu ku jirno ee Septenber. Hadaba hadii aad caruurta ku canaananjirtey waa maxay dhaldan shidan iyo nalkan iska daaraaran ka...
Madasha Hoggaanka Qaran ayaa kulan ku yeelatay Muqdisho 06 - 14 Seteember 2016. Kulankaan waxaa Shir-guddoominayay Madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud, waxaana goobjoog ka ahaa; Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka, Maxamad Sheekh Cusmaan Jawaari; Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda, Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo dhamaan madaxda maamul-goboleedyada Dalka ka dhisan. Haddaba Akhriso War-mutiyeedkii laga...
Garoonka diyaaradaha Muqdisho, ayaa waxaa kasoo dagay maanta diyaaradihii Jaadka, kaddib markii dowladda federaalka ah ay ku dhawaaqday inay hakisay toddobaadkii lasoo dhaafay. Diyaarado dhawr ah oo wada Jaad ayaa kasoo dagay garoonka, waxaana halakas ku sugan dadweyne badan oo isugu jira dadka jaadka cuna iyo kuwa ka ganacsada oo...
Dalka la magac baxey Somaliland ayaa si kulul u cambaareeyey war murtiyeedkii kasoo baxay shirkii urur goboleedka IGAD gaar ahaan Qodobka midnimada soomaaliya iyagoo  ku andacoodey in aaney khuseyn aysana metelin shaqsiyaad ay sheegeen in laga cugtey Xamar iyo meelo la mid ah. Gobolada waqooyi galbeed oo la baxey Somaliland...
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh ayaa maanta ku wajahan degmada Jowhar ee gobolka Shabeellada Dhexe, si uu boorka uga jafo dhisaha maamulka Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe oo dhawaanahan hakad ku jiray, isla markaana ay kasoo horjeesteen duubabka dhaqanka Gobolka Hiiraan qaarkood. War-murtiyeedkii shalay kasoo baxay shir-madaxeedkii IGAD ayaa waxaa looga dalbaday...
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ka dalbaday xubnaha ururka IGAD  inay dardar galiyaan hawlaha ay ugu tala galeen xasilinta dalka Soomaaliya. Kenya ayaa u aragta Soomaaliya jaar ganacsiyo badan ay ka dhexeyaan waxna ay kala faaiideysan karaan iminka.  Wuxuu Uhuru ku ammaanay madaxda Soomaaliya sida ay ugu dadaalayaan wajahida iyo...
Kadib muddo ku dhow 10 maalmood oo diyaaradaha qaadka Kenya ka qaada ee Soomaaliya geeya ay xayiraad saarneyd ayaa haatan waxaa dib loogu fasaxay in ay qaadka geeyaan dalka Soomaaliya mar kale. Madaxda Kenya iyo Soomaaliya ee shalay Muqdisho uga qeyb qaatay shir madaxeedkii IGAD waxay ku heshiiyeen in xayiraada...
Shirkadda BECO ayaa macaameesheeda waxey u balan qaadeysaa qiimo dhimis aan hore loo arag iyadoo uga faa'iideynaysa Ciidal Adxaa oo ah ciida weyn ee muslimiinta waxeyna qiima dhistani bilaabaneysaa bishan aynu ku jirno ee Septenber. Hadaba hadii aad caruurta ku canaananjirtey waa maxay dhaldan shidan iyo nalkan iska daaraaran ka...
Kumanaan dadweyne ah ayaa subaxnimadii hore ee saakay u dareeray masaajida magaalada Beledweyne, halkaasoo ay wadda jir ugu ogeen salaada Ciidu-Adxaa oo ah maalin ku weyn guud ahaanba marka la eego dunida muslimka. Salaada kaddib ayeey culimadu bilaabeen in ay dadka wacdiyaan, isla markaana ku booriyaan in maanta oo kale...