Howlaha Laanta Socdaalka Iyo Jensiyadaha Oo Isbadal Laga Dareemayo Tan Iyo Markii Laga Badalay Gen.Gaafow.

0
636

Laanta Socdaalka Iyo Jensiyadaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Oo Ah Ilmohiim U Ah Dadka Soomaaliyeed Gudaha Iyo Dibadaba Ayaa is Badal Laga Dareemayaa Tan Iyo Intii Xilkaas Loo Dhiibay Cornel Maxamed Aadan Koofi Waxaan Hada Laga reestay Caqabado farabadan Oo Ay La Kulmi Jireen Dadka Dalka Kusoo Laabta Iyo Kuwa Dalka Ka Dhoofaya Intaba.

Cornel Maxamed Aadan Koofi Oo Ah Nin Aan Horey Loogu Aqoonin Xilka Uu Hada Hayo Ayaa Lasoo Baxay Kalsooni farabadan oo La Xiriirta Shacabka Soomaaliyeed Sida Isaga Oo Ka Dul Qaaday Dhibaatooyin Ay La Kumi Jireen Dadka Ka Soo Daga Madaarka Muqdisho iyo Kuwa Dhoofaya Waxaana meesha Ka Baxay Handadaad,Caga Jugleyn Iyo tacadi Loo Geesan Jiray Daddka Dhoofa Yaasha Ah Kuwaasoo Qaarkood Sida Loo Qash Qashayo Ay ka Hari Jireen Duulimaadyada Ay ku Safrayaan.

Arintaani Ayaa Imaanaysa Kadib Markii uu Isbadal Muuqdo Ku Sameeyey Askarta ka Hoos Shaqeysa Xafiiska Taliyaha Laanta Socdaalka Iyo Jensiyadaha Dowlada Soomaaliya Waxayna Dad Badan Sheegeen Tan Iyo Intii Uu Qabtay Xilkaasi Corn.Maxamed Aadan Koofi Ay Ku Dhalatay Wadaniyad Iyo jeceylka Dalka Maadaama Si Xushamadi Ku Jirto Loola Dhaqmay Markii Ay Dhoofayeen  Halka Qaar Kalena Ay Sheegeen Markiii Ay Madaarka Muqdisho Ka Soo Degteen In Ay La Kulmeen Shaqo Hufan Iyo Ixtiraam  Loo Muujiyey Waxaa Marar Qaar Dhici Jirtay In La Baarto Boorsooyinka Dadka Soo Daga Iyo kuwa Dhoofaya Lagalana Boxo Alaabooyinka Electronic,ga Ah Iyo Waxyaabaha Leysku Carfiyo Lkn Hada taasi Meesha Wey Ka Baxday Waxaan rajeyneynaa In Laanta Socdaalka iyo Jensiyadaha Sidaas Iyo Si Ka Sii Wanaagsan Kusii Shaqeyn doonaan.