Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa 20 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka ka mamnuucay inay sababo amni awgeed aan loo ogolaan karin inay soo xaadiraan fadhiyada Golaha Shacabka.
Warqad qoraal ah uusoo saaray Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa lagu sheegay in sababo amni...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ka warhayso baraha bulshada iyo shaqsiyaad ku howlan faafinta warar been abuur ah oo lagu qalqal gelinayo amniga Soomaaliya gaar ahaan marka ay timaado madaafiicda lagu soo garaaco Muqdisho.
War kasoo baxay Wasaaradda warfaafinta ayaa xustay in Dhacdadii ugu dambeysay ee been abuurka ahayd...
Maamulka SSC-Khaatumo ayaa soo dhaweeyay is-weydaarsiga maxaabiista ee u dhexeeya Somaliland iyo Puntland, gaar ahaan sii deynta 11 kamid ah maxaabiistii ay Somaliland ku qabatay dagaalkii Laascaanood.
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Caddaaladda, Diinta iyo Dastuurka ee maamulka SSC-Khaatumo ayaa lagu sheegay in maxaabiista ay Somaliland sii daysay ay ahaayeen halgamayaal...
Puntland ayaa maanta si rasmi ah ugu wareejisay Somaliland 15 maxbuus oo laga soo qabtay dagaalladii ka dhacay gobolka Sool sanadkii 2023.
Wasiirka Caddaaladda Puntland, Maxamed Cabdi Wahaab, oo la hadlay warbaahinta, ayaa sheegay in sidoo kale Puntland ay la wareegtay 11 maxbuus oo ay horey u qabatay Somaliland, kuwaasoo...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Maqaal dheer uu ku qoray Jariidada Sharqul Awsat ee kasoo baxda dalka Sacuudiga ayaa waxa uu bilow uu uga dhigay in Tan iyo markii ugu horeysay ee loo doortay xilka Madaxweynaha Soomaaliya sanadkii 2012, lagu sameeyay lix isku day dil oo ay geysteen...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar Duqeyn oo ka dhacay Yemen laguna qaaday Xabsi ay maamulaan Xuutiyiinta Yemen laguna haayay Tahriibayaal Afrikaan ah oo ay ku jireen Soomaali.
Duqeyntaasi markii ay dhacday dadkii goobta tagay waxaa kamid ahaa Ibrahim Cabdulqaadir Macallin oo kamid ah Soomaalida ku nool dalka Yemen...
Madaxa ururka shaqaalaha Kenya ee loo yaqaan COTU, Francis Atwoli, oo in kabadan 20sano ku jira Siyaasadda dalka Kenya ayaa sheegay in la joogo xiligii ay Soomaalida dalka madaxweyne ka noqon lahaayeen.
Siyaasigaan Atwoli ayaa u muuqday mid uu ku muujinayay in isbeddel loo baahan yahay si looga tago halka...
Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ku shiray magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay mooshin ka wadaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo ay ku eedeeyen inuu socodsiin wayay kalfadhiga lixaad ee Golaha shacabka.
Xildhibanadaan ayaa ku eedeeyey Guddoomiyaha Golaha shacabka inuu ku xad gudbay...
Kahor Xajka 2025, Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa si kumeelgaar ah u mamnuucday bixinta fiisayaasha muwaadiniinta kasoo jeeda 14 dal oo ay kamid yihiin: Iiraan, Nigeria, Itoobiya, Soomaaliya, Koongo, Liibiya iyo Suudaan.
Talaabadan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu xoojinayo ammaanka iyo maaraynta tirada dadka ee mid ka mid ah...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lasoo gaarsiiyay dhambaalka casumaadda inuu ka qeyb galo shirka u dhaxeeya Dowladda Ruusha iyo Madaxda Ururka Jaamacadda Carabta oo dhowaan la filaayo inuu ka dhaco magaalada Moscow.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Villa Somalia ku qaabilay Mr. Mikhail L. Bogdanov, Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda...

















