Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hiirshabeelle Cali C/llaahi Cosbole oo habeennimadii xalay ku dhawaaqay liiska xubnaha musharixiinta aqalka sare ee maamulkiisa, ayaa sheegay in gobolka Hiiraan ku dulman yahay marka la eego saami-qeybsiga xubnaha aqalka sare.
''Gobolka Hiiraan oo marka la eego 1960 gobol ahaan, waxaan u ragnaa saamiga uu ka hellay...
Madaxweynaha dalka KENYA Uhuru Kenyatta ayaa ku nuuxnuuxsaday in Kenya ay wali ku taagan tahay go’aankeeda ku aaddan in ciidamadeeda militariga ay kala soo bixi doonto Suudanta Konfureed (South Sudan) oo ay nabad ilaalin u joogaan.
Kenyatta ayaa intaa kudaray in Kenya ay xil iska saartay sidii nabad iyo xasilooni...
Qarax aad u xoog badan oo aan la ogeyn khasaaraha uu geystey ayaa goor dhaw ka dhacey meel wax yar u jirta halkii ahaan jirtey Taaladii Sayidka,qaraxa kadib ayaa la maqlayaa dhawaqa gawaarida dhaawaca qaada,waxaana isla markiiba isku gadaamey goobta ciidamada Amniga.
Illaa iyo hadda khasaaraha war looma hayo,waxaana lagu...
Dowladda Burundi ayaa ku goodisay in ciidankeeda Qaybta ka ah Hawl-galka Midowga Afrika ee Somalia ay kala bixayso haddii aan si toos ah loo siin mushaarkooda.
Wasiirka Difaaca Burundi, Emmanuel Ntahomvukiye oo xildhibaanada baarlamanka dalka Burundi uga jawabaayay su’aalo ku saabsan Ciidanka Nabad-ilaalinta Burundi ee Somalia ku sugan ayaa...
Taliska Booliska Gobolka Banaadir, ayaa soo saaray Maanta Amarro cusub oo ku aadan ammaanka Muqdisho, iyadoo si wadajir ah ay dhawaan Ciidamada kala duwan ee Dowladda Federaalka uga billaabi doonaan Hawl-gallo la Xiriira sugida Amniga Muqdisho.
Col. Bishaar Abshir Geeddi oo ah taliyaha booliiska Gobolka Banaadir, ayaa sheegay inaan la...
Ugu yaraan siddeed qof ayaa ku dhintay, in ka badan 30-qof oo kalena way ku dhaawacmeen Qarax culus oo maanta ka dhacay Dibadda Saldhig Booliis oo ku yaalla Magaalada Diyarbakir ee Koonfur-bari Dalka Turkiga, saacado kaddib markii ay booliisku ay xireen madaxda xisbiga saddexaad ee Baarlamaanka Dalka Turkiga ugu...
Wakiilka QM ee Arrimaha Somalia Danjire Michael Keating, ayaa soo dhaweeyay heshiiska lagu joojinayo Colaadda Magaalada Gaalkacyo ee ay Magaalada Abu-Dhabi ku kala Saxiixdeen; Madaxweynayaasha Puntland, C/weli Gaas iyo Galmudug, C/kariin Xuseen Guleed kala saxiixdeen.
War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska QM ee Somalia, ayaa lagu sheegay in labada madaxweyne ay ku...
Waxaa Dar-dar xoog leh yeesha Ololaha Doorashada ee dalka Mareykanka kaas oo ku sii dhowaanaya xilligii uu xirmi lahaa.
Musharraxiinta; Hillary Clinton iyo Donald Trump Waxay Gobollada natiijada Noorashada go'aanka ka gaaraya isugu soo bixiyeen taageerayaashooda.
Labada musharrax waxa ay su'aalo ka keenayeen sida mid kastaa uusan dalkaasi u maamuli karin.
Trump...
In ka badan 800 oo askari oo ka tirsanaa ciidamada Kenya ee KDF ayaa shaqadoodii militarinimo isaga tagay tan iyo sanadkii 2011 markii ciidamada KDF loo diray daakhilka Soomaaliya.
Sidaa waxaa xaqiijiyay Agaasimaha Dacwad-oogaha KDF Kenneth Okoki Dindi. Wuxuu intaa raaciyay in asbaab kala duwan ay ciidamadaasi shaqooyinkoodii militari uga...


















