Tuesday, August 11, 2026
Iyadoo maanta taariikhdu ku beegan tahay 30/11/2016 ayaa lagu waddaa in magaalada Muqdisho ka bilaabato doorashada kuraasta aqalka hoose ee beellaha Banaadiriga. Guddoomiyaha guddiga doorashada heer federaal ee Avv. Cumar Dhagey ayaa horay u sheegay in saddex kursi oo ka mid ah kuraasta beellaha Banaadiriga maanta la dooranayo. Doorashada ayaa lagu...
-Dowladda Shiinaha ayaa dhaqaalle gaaraya $1.2 milyan oo doolar ugu deeqay howlgalka midowga africa AMISOM ee Soomaaliya, iyadoo dhinaca kalana amaantay doorka ciidammada ee nabada soo celinta. Dowladda Shiinaha ayaa ciidammada AMISOM ku tilmaamtay in ay u joogaan Soomaaliya siddii ay soo celin lahaayeen ammnigii iyo kala danbeyntii dalka, siddaa...
Guddiga Doorashada Dadban ee Soomaaliya, ayaa sheegay in kulanka ugu horreeya ee baarlamaanka Cusub ee Federaalka Somalia uu yeelan doono Horraanta bisha December ee soo socota. Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Dadban, Avv Cumar Maxamed C/lle , ayaa shir jaraa’id oo uu Magaalada Muqdisho ku qabtay ku sheegay in Haatan ay hayaan...
Saraakiisha booliiska dalka Mareykanka ayaa faah faahin ka bixiyay weerarkii khasaaraha sababay ee shallay ka dhacay Jaamacada Ohio ee dalka Mareykanka. Saraakiisha ayaa sheegay in qofka weerarka geystay lagu magacaabo Cabdirisaaq Cali Cartan oo 20-sano jir ahaa, waxaana uu ka mid ahaa ardayda wax ka dhiganeysay Jaamacada uu weerarka ka...
Waxaa shalay Muqdisho lagu qabtay xaflad lagu soo dhoweynayay Doorashada Senator Prof. Cismaan Maxamud Dufle oo Dhakhaatiirta Soomaaliyeed ka mid ah oo dhawaan loosoo doortay inuu ka mid noqdo xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka. Xafladdaan ayaa waxaa abaabulkeeda iska lahaa Mu’asasada Tacliinta Sare ee Banaadir iyo Ardayda dhigta Kulliyadda...
Hogaamiyeyaasha bulshada Muslimka ah ee gobolka Ohio ee Maraykanka ayaa dhaleeceeyay weerarka arday Soomali ahi ku dhaawacay kow iyo toban qof. Nin asalkiisa Soomaali yahay ayaa oo lagu magacaabo Cabdirisaaq Cali Cartan ayaa la sheegay baabuur jiirsiiyay dad dhex lugaynayay jaamacadda Ohio State Univeristy ee ku taalla magaalada Colombus, kadibna...
Fidel Castro, ayaa Waddanka Cuba Hoggaaminayay muddo Nus-qarni ah, iyadoo xisbigiisa oo keliya uu waddankas ka talinayay. xilligaasoo uu Calanka Casrto ee Guduudka ah ka Ag-babanayay Dalka Mareykanka oo ahaa Cadowgiisa ugu weyn. Taageerayaashiisa ayaa ku ammaana in uu ahaa askariga siyaasiga ah ee dadka reer Cuba u soo gacan...
Ugu yaraan 55-ruux, ayaa lagu dilay iska-horimaad dhexmaray ciidamada booliiska Uganda iyo koox doonaysay inay sameysato Jamhuuriyad u gaar ah, sida uu sheegay afhayeenka Booliiska dalka Uganda. Inta badan Qalalaashan, ayaa ka dhacday xafiisyada boqor deegaan oo ku sugan magaalada Kasese ee Galbeedlka Dalka Uganda, halkaasoo la geeyay ciidammo badan...
Fidel Castro, waa madaxweynihii hore ee Cuba ee shuuciga ahaa ee Sabtidii shalay geeriyooday,ayaa dad badan waxey is weydiinayaan waxyaabaha xusuusta gaarka ah mudan oo ay Afrika ku xusuusan doonto Hugaaamiyihii hore ee dalka Cuba Fidel Castero. Mr. Castro ayaa intii uu noolaa dawr muhiim ah ka qaatay dagaalkii gobanimo...
Xildhibaanno iyo Waxgaradka kasoo jeeda gobollada Waqooyiga Soomaaliya ee Muqdisho ku sugan ayaa Bayaan ay soo Saareen, ku sheegay in lagu hayo fara-gelin dhanka doorashada sannadkan ah. Haddaba, AKHRISO: Qoraalka ay soo saareen Xildhibaannada iyo Wax-garadkaan;