Odayaasha dhaqanka degmada Goldogob ayaa ku gacanseyray in dhalinyarradii dhawaan kufsi wadareedka geysatay loo wareejiiyo maxkamada gobolka Mudug ee magaalada Gaalkacyo, iyaga oo sheegay in maxkamadeynta dhalinyarrada ka dhici doonto degmada Goldogob oo ah halka ay kufsiga ka geysteen.
Warar soo baxaya ayaa sheegay in khilaaf xoogan uu ka taagan...
Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho, gaar ahaan Xarunta Aqalka Sare, ay ka dhacdo Doorashada Guddoonka.
Xilka guddoomiyaha gollaha aqalka sare waxaa ku loolami doona xildhibaan Cabdi Xaanshi C/llaahi iyo Mustaf Max’ed Qodax.
Guud ahaan musharixiinta xilka guddoonka baarlamaanka u taagan oo gaaray 16 Mushara 2 ka mid ah waxaa...
Dabkan oo ahaa mid saacado badan qaatay ayaan ilaa iyo hada la ogeyn sababaha rasmiga ah ee uu ka dhashay, hasse ahaatee waxaa uu gabi ahaanba baabi’iyay qeybo badan oo ka mid ah suuqa oo ay ku bur bureen qeybo ka mid ah hantidii ay lahaayeen ganacsatada suuqa.
Kooxaha dabdamiska...
Xidiggii Barnaamijka Faaliyaha Qaranka Ajekis oo Hargeysa lagu xirey, Xamarna dib loogu soo celiyey.
Majaajiliste Cabdi Muuriidi Dheere Ajakis ayaa dib loogu soo celiyay magaalada Muqdisho kadib markii lagu xiray magaalada Hargeysa oo sida la sheegay uu uga sii gudbi lahaa dhulka ismaamulka Soomaalida Itoobiya.
Ajakis oo markii uu magaalada Muqdisho ku soo laabtay warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in maareeyahay garoonka diyaaradaha magaalada...
Wararka xiligan ka soo baxaya suuqa weyn ee Bakaaraha oo ayaa sheegaya in dab uu ka kacay dhisme ganacsi oo ku yaala qeybta Cabdalla Shideeye, kaasoo ku sii fidaya qeybo ka mid ah suuqa.
Dabka oo aan la ogeyn sababaha keenay in uu kaco ayaa waxaa soconaya dadaal weyn oo...
Hantidhowrka guud ee Qaranka Dr Nuur Faarax Jimcaale oo ka hadlayay eedeymo waayadii ugu danbeeyayba loo jeedinayay madaxda ugu sareysa dalka, aya sheegay in aysan jirin cid ku takri fali karta sida uu hadalka u dhigay hantida Qaranka.
Dalka Soomaaliya ayaa xiligan ku jira marxalad doorasho waxaana jira shaki weyn...
Bannaan baxyo badan ayaa ka dhacay walina ka socda qeybo ka tirsan dalka Mareykanka kuwaasoo looga soo horjeedo siyaasadaha qallafsan ee madaxweynaha shalay Mareykanka loo dhaarshay Mr. Donald Trump.
Kumanaan kun ayaa isugu soo baxay caasimado kala duwan oo ku yaal Mareykanka. Sidoo kale waxaa mudaaharaadyo kuwaa la mid ah...
Iyadoo waayadii ugu danbeeyay ay soo baxayeen warar sheegaya in maamulka Soomaaliland saldhig militari Imaaraadka ka siinayo magaalada Berbera, ayaa durbaba waxaa soo baxay digniino arintaa ka dhan ah oo ay jeedinayaan culimada.
Sheekh Aadan Siiro oo ka mid ah culimada waaweyn ee Soomaaliland ayaa ka digay halista ka dhalan...
Maanta oo Sabti ayaa lagu wadaa in musharixiinta u taagan xilka guddooka aqalka sare khubado ka hor jeediyaan xildhibaannada aqalkaas sida cad jadwalka gudiga qaban-qaabada doorashada.
Musharaxiinta ayaa Xildhibaanada aqalka sare ka dalban doona kalsoonida, iyadoo musharax waliba uu Xildhibaanada ka hor cadeyn doono waxa uu qabandoono haddii la doorto.
Ilaa...
Dowlada Jabuuti ayaa markii ugu horeysay muujineysa taageerada ay u hayaan musharaxnimada wasiirka arimaha dibada Kenya Amina Mohamed oo ah musharax u taagan xilka guddoonka midowga Africa.
Wasiirka arimaha dibada Jabuuti, Maxamuud Ali Yuusuf ayaa sheegay in xiligan la gaaray waqtigii geeska Africa ay la wareegi lahaayeen hogaanka ugu sareeya...


















