Thursday, August 13, 2026
Saraakiil ka tirsan dowladda Kenya ayaa sheegay in weerarkii Al-shabaab todobaadkii hore ay ku qaadeen saldhig ay ku lahaayeen deegaanka Kulbiyoow ka qeybqaateen dhalinyarro ajaanib ah oo qaarkood ka soo jeeda dalka Kenya. Waxaa ay sheegeen in weerarkii lagu qaaday saldhiga ciidamada dowladda Kenya ee degaanka Kulbiyow ay ka qeyb...
Saraakiil ka tirsan dowladda Kenya ayaa sheegay in weerarkii Al-shabaab todobaadkii hore ay ku qaadeen saldhig ay ku lahaayeen deegaanka Kulbiyoow ka qeybqaateen dhalinyarro ajaanib ah oo qaarkood ka soo jeeda dalka Kenya. Waxaa ay sheegeen in weerarkii lagu qaaday saldhiga ciidamada dowladda Kenya ee degaanka Kulbiyow ay ka qeyb...
Guddiga qaban-qaabada doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo saaray jadwalka jeedinta khubadaha iyo sida ay u kala horeeyaan musharixiinta oo hortagaya xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya. Jadwalkan ayaa imanaya kadib markii maanta lagu guuldareystay qabashada dood loo balansanaa sida jadwalka ku qorneyd maanta oo Talaado ah oo ay taariikhda ku beegan tahay 31...
Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa soo bandhigay sawirrada weerarkii ay kula wareegeen saldhiggii ciidamada Kenya ay ku lahaayeen deegaanka Kulbiyooow ee gobolka J/hoose. Sawirradan oo lagu baahiyay shabakado ku hadla afka Al-shabaab ayaa lagu arkayay gaadiidka dagaalka ciidamada Kenya oo ay uga carareen saldhiggaasi. Waxaa sidoo kale sawirrada lagu arkayay meydadka askar ka...
Musharaxiinta ka qayb-galaya doorashada Somalia ayaa gabi –ahaanba diiday in ay ka qayb-qaataan dood dhex-maraysay musharaxiinta oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ka dib markii ay ka war-heleen in dood-dooda kaliya laga sii dayn doono TV-ga Qaranka Somalia. Inta badan musharaxiinta ayaa door-bidayay in ay soo hor-istaagaan dad-weynaha ,isla markaana...
-Boqollaal qoys oo kasoo barakacay gobollada Bay, Bakool, J/dhexe iyo qeeybo ka tirsan gobolka Gedo ayaa gaaray degmooyin ka tirsan gobolka Gedo, ayadoo dadkani ay saameeyn ba'an ku yeesheen abaaraha ka jira Soomaaliya. Qoysaskan oo u badan xoola dhaqato ku xoolo beelay abaaraha ayaa maalmihii ugu danbeeyay beegsanayay degmooyinka Baardheere...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya, C/salaan Hadliye Cumar, ayaa sheegay in ay ka xun yihiin go’aanka uu Madaxweynaha Mareykanka toddobo dal, oo Somaliya ku jirto uu kaga mamnuucay dalkaasi. Donald Trump, ayaa maalintii Jimcaha saxiixay awaamiir uu dadka u dhashay dalalkan kaga mamnuucayo in ay yimaadaan Mareykanka. Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliya, ayaa...
-Qaxooti Soomaaliyeed oo mamnuuca socdaalka ee Donald Trump uu soo rogay uu saameeyay ayaa iminka ku xanniban Kenya.   Qaxootigaa ayaa waafaqay dhammaan sharuudihii loo baahnaa. Hase ahaatee, in ka badan 200 oo qaxootigaa ah oo duulimaatka sugaayay un ayaan u safri karayn Mareykanka. Qaxootigaa ayaa ka yimid xeryaha Dhadhaab Nairobi ayayna...
Ururka midowga Afrika oo iminka shir ku leh Addis Ababa Itoobiya ayaa sheegay in dadka Afrikanka ah (African Americans) markii hore in la odoonsado loo geeyay Mareykanka. Waxay madaxdaasi sheegeen in markii hore African American-ka aan qaxooti ahaan Mareykanka loo geyn. Arinkaan ayaa kusoo aaday ayadoo amar socdaal lagu soo...
Madaxweynaha cusub ee Mareykanka Trump ayaa shaqadii ka eryay kusimaha xeer ilaaliyaha guud oo ay in dhawaale arimo isku hayeen. Kusimaha xeer ilaaliyaha guud ayaa ahayd haweney lagu magacaabo Ms Sally Yates. Bayaan xalay kasoo baxay Aqalka Cad ayaa lagu xusay in ay khiyaantay waaxda caddaalada. 'Kusimaha xeer ilaaliyaha guud, Sally...