Thursday, August 13, 2026
Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in dagaal  u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab uu xalay ka dhacay deegaanka Muuri. Dagaalka ayaa dhacay kaddib markii dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerareen fariisin ciidanka dowladda ku lahaayeen deegaankaas. Dad ku sugan degmada Afgooye ayaa warbaahinta u sheegay in...
Haween Soomaali ah ayaa ka cawday in oraah dhaawacday dareenkooda lagu yiri gudaha dal weynaha Mareykanka.   'Ku noqda wadankiinii'. Sidaa ayay ka cawdeen dumarkaasi in lagu yiri ayagoo kusugnaa Edina Smashburger.  Dumarkaa oo ahaa labo ayaa aad si u xun loola tacaamulay aabyina halkaa loogu geystay.   Waxaa sidaa loo yeelay diintooda...
Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay go’aanka ka soo baxay maxkamada caalamiga ah ee ICJ. Xeer Ilaaliyaha ayaa sheegay in Soomaaliya ay guul u tahay go’aanka ay gaartay maxkamada ICJ isla markaana ay rajeynayaan in inta dhiman guul ay ku soo...
QM ayaa aad uga sii deyrisay xaalada abaarta ee Soomaaliya ka jirta iminka. 'Waxaa jira astaamo muujinaya in xaalada baniaadminimo ay kasii dartay gudaha Soomaaliya. Waxaa jira calaamado walaac abuuraya oo tilmaamaya in macaluuli dillaaci karto gudaha dalkaa sanadkaan'.  Waxaa sidaa yiri afhayeenka QM Stephane Dujarric.   Xafiiska OCHA ee QM ayaa...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Gudoomiyaha Guddiga Gurmadka Abaaraha ee heer Qaran ayaa maanta ka guddoomay lacag dhan $360,000 (saddex boqol iyo lixdan kun), Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Lacagtaas oo ah 50% lacagti laga uruuriyay Musharixiinta jagada Madaxweynenimo u tartamaysay oo horey Xildhibaanada...
Ururka KAJOOG oo ka wacyi galiya Soomaalida Mareykanka gaar ahaan dhallinyaradu inay ku biiraan kooxaha argagixisada loogu yeero ayaa diiday lacag ku dhow $500,000 oo dawlada Mareykanku ay ugu deeqday. 'Ka urur ahaan isku dayaya inuu isbaddal wanaagsan keeno, waxaanu dareemeynaa in hannaankaan uu maamulka Trump oo cabsi abuuraya uu...
https://www.facebook.com/sntvnews/videos/1331921500201972/
Hoolka Daawad ee magaalada Kismaayo oo ah halkii ay ka dhaceen doorashooyinkii xubnaha aqalka hoose ee dowlad goboleedka Jubaland u matalaya baarlamanka dalka ayaa saaka lagu qabtay doorashada kursigii ay soo celiyeen guddiga heer federaalka ee xallinta khilaafaadka. Xubnaha tartamayay ayaa kala ah Wasiirka macdanta iyo Batroolka dowladda Soomaaliya Mudane...
Dawlada Talyaaniga ayaa 200 oo milyan oo Euro ugu deeqday Afrika si dalalka qaaradaan Afrika ay ula dagaalamaan tahriibka. Shalay Arbacadii ayaa lacagtaa ay ku yaboohday inay durba siinayso qaarada dawlada dalkaasi Talyaaniga. Gaar ahaan dhowr dal ayaa deeqdaa loogu talo galay. Lacagtaa ayaa waxaa la doonayaa in wax looga qabto...
Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ) ayaa Maanta lagu Wadaa in ay ku dhawaaqdo go’aanka ay ka gaartay diidmada hordhaca ah ee Kenya ee ku saabsan dacwadda Soomaaliya ay ku dalbeyso in la cayimo soohdinta badeed ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya. Sida Soomaaliya ay dooneyso, haddii ay Maxkamaddu go’aan...