Inta la og-yahay labo ruux oo shacab ahaa ku dhintay laba kale oo ka tirsan ciidamada Puntland-na dhaawac ayaa soo gaaray, kadib marki kooxo hubeysan ay weerareen xalay sagaalkii fiidnimo Bar koontarool oo ku taala dhinaca koofureed ee magaalada Boosaaso.
Dad ku sugan Boosaaso ayaa VOA-da u sheegay in ay...
Hogaamiyihii mucaadka dalka Congo Etienne Tshisekedi ayaa geeriyooday xilli uu baaritaan caafimaad u tagay magaalada Brussels ee dalka Biljimka.
Tshiseked oo ahaa 84-jir ayaa dhimashadiisa waxaa xaqiijiyey xisbigiisa UDSP. Wuxuu xisbigan siyaasadeed aas aasay sanadki 1982-kii, oo uu ku mucaaraday kaligii taliyihii hore ee dalkaasi Mobutu Sese Seko, kaasoo muddo...
Maanta oo Khamiis ah taariikhudna ku beegan tahay 02 bishan Feberaayo ayaa lagu wadaa in si rasmi ah loo daah furo khudbadaha musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya oo gaaraya 24 musharax.
Maanta ayaa waxaa baarlamaanka hortagi doona islamarkaana jeedinaya khudbado la xiriira wax qabadkooda haddii ay xilka ku guuleystaan ilaa siddeed...
https://youtu.be/eaaC2MuWylE
Gudoomiye kuxigeenkii Gud. qabanqaabada Doorashada M/weynaha ayaa is casiley kadib markii lagu eedeeyey in uu ka gudbey xadkii dhex dhexaadnimada maadaama uu musharax gaar ah sheegey in uu taageersanyahey uuna ka qeyb galey goob uu musharax kamid ah musharaxiinta uu kusoo bandhiggayey taageerayaashiisa.
Sanetor ah general ciidamada qalabka sida Fartaag...
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa, Garowe kulan kula qaatey Wafdi u hogaaminayay ku xigeenka QM u qaabilsan arimaha soomaaliya Peter De Clracq ahna Madaxa Arimaha Bini'aadantinimada QM ee Soomaaliya.
Madaxweynaha Puntland ayaa warbaahinta oo kulankaasi banaanka ka joogtey markii uu so gabo-gaboobey u sheegay in ay ka wada...
Tan iyo intii go’aamadda xukumadda Somaliland ee ay ka soo saartay qiimo jabka ku dhacay shilling Somaliland, waxa wadanka ka bilaabmay suuqa madow oo aan hore u jirin, isla markaana keentay in sarifka lacagta gaar ahaan gacanta dambe ay hawadda isku shareertay.
Xukuumadda ayaa go’aamadda ay soo saartay waxa ka...
Wasiirka shidaalka ee Sacuudi Carabiya ayaa sheegay in uu ku kalsoon yahay in boqortooyadu ay si dhaw ula shaqayn doonto maamulka cusub ee Maraykanka, wuxuunaTrump ku amaanay taageerada uu u muujiyay isticmaalka gaaska dabiiciga ah ee dhulka laga soo saaro.
Khalid al-Falih ayaa BBC-da u sheegay in aysan xaqiiqo ku...
Ra’iisul Soomaaliya ahna musharax u taagan xilka madaxweynaha Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo goor dhaw shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arimo dhowr ah oo la xiriira doorashada .
Cumar C/rashiid ayaa sheegay in ay jiraan faragelin dowladaha dariska ay ku hayaan doorashada Soomaaliya,waxaana uu ugu baaqay...
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka xukuumada Soomaaliya Max’ed Cumar Carte ayaa kulan gaar ah la qaatay mas’uuliyiinta hay’adda cadaallada iyo garsoorka dowladda federaalka Soomaaliya.
Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-gallay wasiirka wasaarrada cadaallada, guddoomiyaha maxkamada sare xeer ilaaliye ku-xigeenka iyo saraakilsl ciidan oo ka tirsan hay’adda garsoorka dalka.
Siddoo kale mas’uuliyiintii shirka ka qeybgashay...


















