Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa cod akhlabiyad ah ku ogolaaday ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, oo maanta hortagay fadhigii baarlamaanka.
Fadhiga oo ay maanta sooo xaadireen 231 Xildhibaan ayaa lagu waramayaa in ay dhamaantood codka kalsoonida siiyeen.
Codka oo ahaa mid gacan tag ah ayaa xildhibaanada ayeey xildhibaannada isku...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow si rasmi ah u furay kalfadhigii koowaad ee Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya,
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ugu horeyn ku soo dhoweeyay Madaxweynaha in uu jeediyo khudbadiisa dastuuriga, si uu u furo kalfadhiga koowaad, waxaana uu xusay si...
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Ceel Cadde ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay duqeeyeen kolonyo ay leeyihiin Al-Shabaab oo maraayay degaankaas.
Taliyaha ciidanka dowladda Soomaaliya ee gobolka Gedo Cabaas Ibraahim Guray ayaa u xaqiijiyay warbaahinta duqeyntaas, waxaana uu sheegay in lagu dilay dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab.
Ugu danbeyntii,...
Qaar ka mid ah Waddooyinka Muqdisho ayaa saaka oo Arbaco ah loo xiray Kalfadhiga koowaad ee Baarlamaanka oo saaka ka furmaya xarunta Golaha shacabka, iyadoo ammaanka si aad ah loo adkeeyay.
Kalfadhiga koowaad ee Baarlamaanka ayaa lagu ansixin doonaa ra’iisul wasaaraha magacaaban Xasan Cali Kheyre, iyadoo madaxweyne Farmaajo uu si...
Maanta ayaa lagu wadaa in fadhiga ugu horeeya ee baarlamaanka Soomaaliya codka kalsoonida loo qaado ra’iisal wasaaraha dhawaan la magacaabay Xassan Cali Kheyre.
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo furaya kaldhiga fadhiga kowaad ee baarlamaanka, ayaa dhinaca lagu wadaa in ra’iisal wasaaraha uu codka kalsoonida weydiisto mudanayaasha baarlamaanka.
Sida uu...
Saacadaha soo socda ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shir weyne heerkiisu sareeyo oo looga hadli doono xaalada abaarta ka jirta dalka Soomaaliya oo saameyn xoog leh ku yeelaneysa nolasha dadka iyo duuniyada intaba.
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Farmaajo oo kulankan shir guddoomin doona, ayaa sidoo...
Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in duqeyn cirka ah lagu dilay Hoggaamiyihii labaad ee Ururka Al-Qaacida, kaasoo ku sugnaa Gobolka Idlib ee waqooyiga Suuriya.
artilmaameedka weerarkan ayaa ahaa gaari uu la socday Abdullah Abdirahman oo ahaa ninka ku xiga Hoggaamiyaha Guud ee Al-Qaacida Ayman al-Zawaahiri.
Gaari la duqeeyay ayaa waxaa...
-Pentagon oo ah taliska ciidamada Mareykanka ayaa lagu wadaa inuu ballaariyo hawlgalada uu ka fuliyo Soomaaliya.
Ciidamada Mareykanka ee ku sugan Soomaaliya ayaa lagu wadaa hadaba in dhawaan ay kusoo darmaan ciidamo dheeraad ah oo Mareykan ah. Waxaa sidoo kale la filayaa in la ballaariyo hawlaha ay qaban karaan.
Arinkaa ayaa...
Madaxweynaha maamulka Puntland oo ka hadlay xiisada siyaasadeed ee ka aloosan maamulkiisa ayaa sheegay in xiliga Puntland u baahneyd khilaaf siyaasadeed, isaga oo sheegay in mudadii uu maamulkiisu jiray wax badan la qabtay.
Xildhibaano ka tirsan dowlad gobolleedka Puntland ayaa sheegay in ay u gudbin doonaan baarlamaanka mooshin ka dhan...
Ra’iisal wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa berri oo Arbaca ah lagu wadaa in uu hor tago Baarlamaanka Soomaaliya si uu u weydiisto codka kalsoonida.
Mudane Xasan Cali, ayaa rajo weyn ka qaba codka kalsoonida in uu ka helo sharci-dejiyaasha dalka, sida ay falanqeyayaasha siyaasada Soomaalida ay ku doodayaan.
Barlamaanka Soomaaliya, ayaan...


















