Thursday, August 13, 2026
Munaasabad ay xilalka kula kala wareegayeen ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xassan Cali Kheyre iyo ra’iisal wasaaraha xilka ka degay oo ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa waxaa goob joog ka ahaa xubnaha golaha wasiirada ee xilka sii heyn doona inta laga soo magacaabayo gole wasiiro oo cusub. Ra’iisal Wasaarihii hore...
Cabdinaasir Cali Maxamed, oo ah Guddoomiyaha Ganacsatada Gobolka Banaadir, oo la hadlay warbaahinta gudaha magaaladda Muqdisho, ayaa sheegay hantidii ku gubatay suuqa Bakaaraha todobaadkan, qiimo ahaan in ay gaareyso $4-Million. Waxaa suuqa Bakaaraha gaaray intuu dabka socday gudoomiyaha maamulka gobolka Bandir, Sheekh Yusuf Xuseen Jimcaale, waxaa uuna  sheegay in sababta...
Koox hubeysan ayaa afduubtay laba Maclin, sida Warbaahinta gudaha dalka Kenya, ay  baahiyeen maanta. Labada macalin, ayaa laga soo afduubtay xeradda Qaxootiga Dhadhaab ee Kenya, waxaana lala soo aaday dhinaca dalka Soomaliya. Lama-oga shaqsiyaadka afduubka geystay, balse dalka Kenya waxaa si joogta ah weeraro uga geysta Al Shabaab. Xerooyinkaasi qaxootiga ee Kenya...
Booliiska dalka Kenya ayaa lagu waramayaa in ay xabsiga u taxaabeen saddex dhalinyaro Soomaali ah oo ku eedeysan in ay kufsi ka geysteen magaalo xeebeedka Mombasa ee dalka Kenya. Dhalinyarada ay xireen booliska Kenya ayaa ku jira xabsi ku yaalla bartamaha Magaalada Mombasa. Saraakiisha dowaldda Kenya ayaa dhalinyaradan ku eedeeyay in...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in ciidamo gadoodsan oo ka tirsan kuwa maamulka gobolka Hiiraan xayireen qeybo ka mid ah isku socodka dadka iyo gadiidka xaafaddaha Beledweyne. Ciidamadan oo gaar ahaan ka tirsan kuwa booliiska ayaa xaray Buundada kala qeybisa xaafadaha Xaawo –Taako iyo Kooshin oo inta...
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa booqasho ku tagay magaalada Paris ee dalka Faransiiska, halkaasoo uu kula kulmay Madaxweynaha Faransiiska ayaa aqalka madaxtooyada ku soo dhoweeyay madaxweyne Geelle oo ay wehliyeen wafdi Wasiiro ah. Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal, iskaashiga dhinacyada badan leh ee ay wadaan labada...
Arinta ku saabsan in dowlada Ruuskha kaalin weyn ku laheyd guushii madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa noqotay su'aal aan ka dhamaan dalka Mareykanka gaar ahaan madaxweynaha cusub. Guddiga aqalka barlamaanka ee u qaabilsan sirdoonka oo in muddo ahba baarayey arrintaasi ayaa haatan waxa uu sheegay in uu baaritaanadiisa balaarin...
Xaruntan oo masuuliyiinta Jubaland ay sheegeen in ay tahay xarun ay ugu talo galeen in dhaqan celin loogu sameeyo dagaalyahannada kasoo baxa Al-shabaab ayaa waxaa dhismaheeda gacan ka geeysatay dowladda Jarmalka. Madaxweeyne kuxigeenka 1-aad ee dowlad goboleedka Jubaland Mudane Max'uud Sayid Aadan ayaa xariga ka jaray xarunta, isagoo kormeeray dhammaan...
Malaayiin qof oo ku nool dalalka Soomaaliya, K/Suudaan, W/bari Nayjeeriya iyo Yemen ayaa la sheegay in ay cunno yari baahsan ku haystaan dalalkooda. Dhibaatooyinka Soomaaliya ayaa inta badan la sheegay in ay ka timid abaaraha dalka jira iyo colaadaha, oo ah kuwa mudo dheer soo jiitamaya. “Haddii aysan helin gargaar ku...
Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay mastaafurisay nin iyo haweenay shaqaale ka kala ahaa hay'adaha miino-baadhista DDG iyo ta Qaxoontiga DRC oo labada laga leeyahay Denmark . Labadan qof ayaa lagu eedeeyey inay arrimaha diinta wax ka sheegeen,isla markaana midna Dirawalkiisa oo salaad tukanaya hadidaad u geysatay, halka kalana Eedaan baxaya...