Saraakiisha ammaanka ee Somalia ayaa sheegay in koox burcad-badeed soomaali ay badweynta India ka afduubteen Markab weyn oo nooca shidaalka qaada ah .
Saraakiishan ayaa sheegay in markabkan lala aaday xeebaha Puntland. ila wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa VOAda u sheegay in markabkan uu ahaa mid ganacsi ah oo watay calanka...
Magaalada Muqdisho iyo qeybo ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta lagu qabto isku soo bixii ugu balaarnaa oo Roob doon ah kadib abaar baahsan oo ku habsatay dadka iyo duuniyada.
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku baaqay todobaadkan dadka Soomaaliyeed meel kasta oo...
Wasaarrada arimaha dibada Kenya ayaa sheegtay in dib loo dhigay ama la hakiyay dhismihii safaaradeeda Kenya ee Muqdisho.
Aamina Maxamed oo la hadlaysay Guddiga Difaaca iyo Arrimaha Dibadda ee Baarlamaanka Kenya ayaa sheegtay in la mashcruuca dhismaha safaarada uu soo bilowday bishii Agosto ee sanadkii 2015, laguna waday in la...
Ugu yaraan 50 ruux ayaa ku dhintay qashin qub sida buuraha noqday oo dusha ka maray guryo ku yaalla duleedka caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa, sida ay saraakiishu sheegeen.
Waxaa kale oo ay sheegeen in wali la la’yahay tiro dad ah tan iyo markii uu qashinkaasi ku habsaday dadka Sabtidii,...
Gaari miineysan ayaa ku Qarxay, meel u dhow warshada Nacnaca ee degmadda Wadajir ee magaaladda Muqdishu, sida dad goobjoogayaal ay u sheegeen,sidoo kale waxaa lagu qarxiyey gaari isagana laga soo buuxiyey walxaha qarxa agagaarka Hotel Weheliye.
Qaraxyada ayaa maanta waxa ay ahaayeen sadex meelo kala duwan oo muqdisho ah ka...
Dowladaha Mareykanka iyo Ciraaq ayaa sheegay in dagaalyahanada kooxda Daacish ee ka dagaalamayey waqooyiga Mosul la hareereeyey, kadib marki ay ciidamada Dowlada Ciraaq qabsadeen wadadi ugu danbeysay ee looga baxo magaalada.
Ergayga Mareykanka ee la dagaalanka ISIS Brett McGurk, oo Axadi wariyaasha kula hadlay magaalada Baghdad, ayaa sheegay in maleeshiyada...
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ugu hanjabay wadanka Netherland inay ka qoomameyn doonaan dhaawaca soo gaaray xiriirka labada dal kadib markii dowlada Netherland ay u diiday dalkeeda inay soo galaan labo wasiir oo Turkish ah.
Labadan wasiir ayaa loo diiday inay qudbad u jeediyaan jaaliyada Turkiga ee ku...
Kaddib gadood maalintii shalay ay sameeyeen qaar ka mid ah ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo ka cabanayay mishaar la’aan mudo dheer soo wajahday, ayaa dhinaca kale waxaa soo baxay warar sheegayay in uu is casilay taliyaha ciidamada xoogga dalka S/Gaas Max’ed Aadan Axmed.
Hadaba taliyaha oo la hadlay warbaahinta ayaa...
Axmed nuur jimcaale oo ah ganacsade iyo C/rashiid Cismaan Xasan (Harqaanle) si weyn looga yaqaano gudahaha dalka iyo dibadiisa ayaa lagu eedeeyay in ay si aan sharci ahayn u qaateen una dageen dhul baaxadiisu ay weentahay kaasi oo ku yaala degmadda kaxdda ee gobolka banaadir
dhulkan ayaa waxaa iska leh...


















