Ciidamo ka militariga dowladda federaalka Soomaaliya ayaa goor dhaw la wareegay qeybo badan oo ka mid ah magaalada caasimada ah Muqdisho, iyaga ka cabanaya mishaar la’aan.
Ciidanka qaar ayaa u dhaqaaqay dhanka xaafadda Buulo Xuubey,iyaga oo joojiyay dhamaaba ganacsiga iyo isku socodka dadka iyo gadiidka.
Ciidamadan ayaan wax dhibaato ah u ...
Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegay in la hakiyo dhismayaasha ka socda Nawaaxiga garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde.
Halkan ka aqriso War-safaadeedka Xasan Cali khayre.
Ciidamadda Nabad sugidda iyo Booliska dowladda Soomaaaliya, ayaa howlgallo dad lagu soo qab-qabtay ka sameeyay degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir.
Saraakiisha ciidamadda ayaa sheegaya in cabsho ay kasoo yeertay dadka deegaanka, taasina ay tahay sababta howlgalka loo sameeyay.
Maalmihii la soo dhaafay, degmadda Yaaqshiid, waxaa kusoo badanayay dad xiran dareeska ciidanka...
Mid ka mid ah howlwadeenada ama shaqaalaha Tvga Universal oo lagu magacaabo C/Xamiid Karasaay ayaa goor dhaw lagu dhawaacay qarax loogu xiray gaarigiisa degmada Xamar –weyne ee gobolka Banaadir.
Dad goob joogayaal ah ayaa sheegaya in gaariga oo wadada marayay uu qarxay, waxaa dhaawac ka soo gaaray gabar wadada mareysay.
Qaraxyada...
Warar xaqiiqo ah oo naga soo gaarey Eheladii agoontii uu ka tagey Allaha u naxariistee EX- gen. Cadami ayaa sheegaya in in dad is baheystey oo ay hor kaceyso Haweeney uu marxuumku hore u qabey ay dooneyso in caruurtii ay ka dhacdo hantidii Aabahood uga dhintey.
Waxaa berrito ku wajahan...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee xarunta u ah maamul gobolleedka Hirshabeelle ayaa sheegaya in ay kulan maanta ay halkaa ku yeesheen xildhibaannada baarlamaanka Hirshabeelle lagu kala tagay kadib markii leysku khilaafay ansixita xubnihii gollaha wasiirada uu dhawaan magacaabay madaxweyne Cali Cabdullaahi Cosoble.
Inkastoo wararka naga soo gaaraya magaalada...
Howlgalka nabad ilaalinta Midowga Africa ee Soomaaliya ayaa qirtay in qorshaha iminka ee isku haleeya kaliya weerarada milatari ee ka dhanka ah Al-Shabaab ay suurtagal tahay inuusan ku guuleysan hadafyada laga leeyahay ee ah inuu Soomaaliya u horseedo xasilooni waarta.
Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya Francisco Madeira, ayaa ku baaqaya...
Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sababtii keentay in Puntland ay degaanada ka joojiso TV-ga Universal.
Madaxweyne Gaas waxaa uu sheegay in Puntland aysan ogoleyn in la kici bulsho iyo dadka lagu dhax faafiyo sida uu hadalka u dhigay dacaayad iyo wax...
Wasiir kuxigeenka arimaha gudaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane C/raxmaan Max'ed Xuseen ayaa sheegay in ay kasii dareeyso xaaladda abaaraha ka jira gobollada Jubooyinka, isagoo sheegay in dhimashadu inta ay ogyihiin ilaa hadda ay gaareeyso ilaa 50 qof.
Waxa uu sheegay in dadka ree miyiga ah ee ay saameeyeen abaaraha ay...
Al Shabaab ayaa xalay dagaal culus ku qaaday saldhiga ciidamadda dowladda ay ku leeyihiin deegaanka Shalambood ee Gobolka Shabeelaha Hoose, sida dadka deeegaanka ay sheegeen.
Korneel Cabdi Daahir oo ah Sarkaal ka tirsan Ciidamada Dowlada Soomaaliya, ayaa sheegay in ciidamadda oo dhiifanaan ay ka muuqato in ay iska difaaceen weerarka.
Dagaalyahanada...


















