Thursday, August 13, 2026
Gudiga gurmadka heer Qaran ee abaarta ka jirta qeybo kala gadisan ee dalka ayaa markii ugu horeysay soo saaray warbixin ka hadleysa heer iyo xajmiga ay leedahay abaarta ku dhuftay dalka taasoo meelaha qaar galaafatay nolasha dad isugu jiray caruur iyo waayeel. Xaaladda Abaaraha ee Dalka Xaaladda abaaraha ee ka jirta...
Natiijooyin horudhac ah oo kasoo baxay doorashada dalka Holland, ayaa muujinaya in xisbiga ra’iisul wasaare Mark Rutte uu ku guuleystay kuraasta ugu badan baarlamanka, kana adkaaday xisbiga kasoo horjeeda soo-galootiga iyo islaamka ee uu hogaamiyo Geert Wilders. Ayada oo inta badan codadka la tiriyey ayaa xisbiga midig dhexe ee Rutte...
Ilaa shan qof oo hubeysan ayaa xalay laba ruux oo Xoola dhaqata ah ku dilay Degaanka Maqasiya oo 15-KM dhanka Waqooyi ka xiga Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, sida dadka deegaanka ay sheegeen. Labada ruux ee la dilay, waxaa lagu kala magacaabi jiray, C/naasir iyo Garuun. Warar aan la xaqiijina...
Saraakiisha hay’adda nabad-sugida Qaranka ayaa warbaahinta u sheegay in xalay ay ka hor tageen weerar xoogag ka tirsan Al-shabaab ay ku soo qaadeen barkoontarool oo ay ciidamada booliiska  ku lahaayeen xaafadda Suuqa Xoolaha ee degmada Huriwaa halkaasoo uu ka dhacay iska horimaad kooban. Ciidamada booliiska ah ee la weeraray oo...
Ra'iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa xafiiskiisa kula kulmay Madaxda ugu sareysa Ciidamada Midowag Afrika ee AMISOM, waxaa  ayna kawada hadleyn arimo muhiim ah. Kulanka ka dhacay xafiiska Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya waxaa goob joog ka ahaa Madaxa ugu sareeya Ciidamada AMISOM Amb. Francisco Madeira Caetano,taliyaha Milatariga AMISOM iyo...
-Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud qeybteeda gargaarka Bulshada ee Hormuud Foundation ayaa raashiin gargaar ah ugu deeqday boqolaal qoys oo ka soo barakacay abaaraha ka jira gobolada dalka kuwaasoo haatan degan xero looga sameeyey duleedyada magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha heyadda Hormuud Foundation  Cabdullaahi Osman Nuur ayaa gaadiid ay ku raran yihiin qeybaha kala...
Xogahayaha arrimaha dibada dalka Ingiriiska Boris Johson, ayaa kasoo degay garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Muqdishu, saaka oo Arbaca ah. Safarka Boris, horay looma sii shaacin, lamana oga ujeedaa safarka. Waxaa la filayaa in uu faafaahin ka bixiyo safarkiisa, isagona lagu wado in uu kulamo la qaato madaxda dowladda Soomaaliya. warsom2011@gmail.com
Kalkaaliso caafimaad oo reer Israa'iil ah ayaa dhimatay ka dib markii nin bukaan ah uu dab ku qabadsiiyay Holon oo ku taalla Koonfurta Tel Aviv. Tova Kararo oo 56 sano jir ah ayaa dareere dabka durba qabsado lagu shubay dabna la qabadsiiyay kadib markii uu muran dhex maray bukaan aan...
Madaxweynaha maamulka gobollada dhexe ee Ahlu Sunna Waljameeca Sheekh Max’ed Shaakir oo dib ugu laabtay degmada Dhuusa-mareeb, kadib safar todobaadyadii ugu danbeeyay uu ku joogay magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay hishiis ay la gaareen dowladda dhexe. Sheekh Shaakir, ayaa sheegay in dowladda cusub ee madaxweynaha uu ka yahay...