Thursday, August 13, 2026
Ciidamadda dowladda Soomaaliya iyo kuwa Al Shabaab ayaa dagaal culus waxaa uu ku dhexmaray Degmada Qoryooleey ee Gobolka Sh.Hoose. Dagaalka waxaa uu xoogiisa uu ka dhacay xaaladda Jazeera, ee degmadda Qoryooleey, waxaana uu bilowday, kadib markii ciidamadda Al shabaab ay weerar gaadmo ah ay ku qaadeen saldhig ciidamada dowladda ay...
-Dagaal u dhexeeya Al Shabaab iyo ciidanka maamulka Koonfur-galbeed, ayaa shalay galinkii dambe ka dhacay Degmada Qansax-dheere ee gobolka Baay. Dagaalka ayaa bilowday, kadib markii dagaalyahano ka tirsan Al Shabaab ay weerar ku qaadeen, gawaari waday gar-gaar loogu talagalay dadka abaarta ay ku saameysay degmadda Qansax-dheere. Hal askari oo ka tirsan...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa sheegaya in afhayeenkii ciidanka Booliska dalka Ugandha Andrew Felix Kaweesi maanta oo Jimco ah kooxo hubeysan ku dileen  meel aan ka fogeyn hoygiisa. Andrew Felix Kaweesi ayaa lagu dilay meel ku dhow hoygiisa ka dib markii gaari uu la socday...
Wararka ka imenaya dalka Yemen ayaa sheegaya in duqeyn ay geysatay diyaarad nooca qumaatiga u kaca ee Apache lagu bartilmaameedsaday dooni ay la socdeen qaxooti Soomaaliyeed. Doonta oo ku sii jeeday dhinaca dalka Suudaan, ayaa waramayaa in ay ku dhinteen 31 qaxooti Soomaaliyeed ah oo ka anbabaxayay dalka Yemen. Dadkan qaxootiga...
Dowladda Soomaaliya oo kaashaneysa hay’adda caafimaadka QM  WHO ayaa bilaawday olale ballaaran oo markii ugu horeysay caruurta looga lagu siinayo tallaalka ka hortaga cudurka daacuunka. Ollahan ayaa lagu beegsanayaa 450 000 oo ruux oo ku dhaqan todobo aag oo ka mid ah goobaha ugu sii khatarsan ee cudurkan uu saameynta...
Sanad guuradda 57 aad xiriirka Somaliya iyo Pakistan ayaa lagu qabtay magaalada Karachi ee koofurta dalka Pakistan. Ciyaartooy ka kala socday labada dal ayaa ciyaarta kubadda cagta kusoo bandhigay garoonka kubadda cagta ee magaalada Karachi. Ciyaartaan oo ahayd mid lagu maamuusayay xiriirka 57 sano jirsaday ee Somaliya iyo Pakistan ayaa...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Qoyskiisa ayaa u ambabaxay dalka Turkiga. Waxaa manta oo jimca aheyd, Xasan Sheekh Maxamuud Garoonka Diyaaradaha ee Muqdishu, ku sii sagootiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, Wasiir Odaywaa, Musharixiintii la tartantay qaar ka mid ah iyo xubno kale oo saaxiibo...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa sheegay inay bilaabaneyso waqtigii isla xisaabtanka hey’adaha dowladda, isagoo cadeeyay inuu ku dadaali doono nidaam kala dambeyn ah oo xukuumaddiisa la timaado. Ra’iisul wasaare Kheyre ayaa sheegay in la ilaalin doono xuquuqda shaqaalaha dowladda, isla markaana shaqaalaha qudhooda lagila xisaabtami doono shaqooyinka ay...
Xaaladda abaaraha ee ka jirta dalka ayaa  ah mid  baahsan, safmar ah oo buuro, dul iyo bannaanba 637,000km laba jibaaran, taasoo ka dhalatay roobab kii la filaayay 4 tii xilli ee  la soo dhaafay  oo la waayay ama si fiican aanan u da’in. Abaarta  hadda ka jirta dalka waxay...
Laba nin oo Odayaal ahaa ayaa la sheegay in ay Gaajo iyo Haraad  ay ugu geeryoodeen deegaanka lagu magacaabo Baxdo ee hoostaga gobolka Galgaduud, sida dadka deegaanka ay  sheegeen. Deegaanka Baxdo, waxaa uu ka mid ahaa meelihii ay saameynta xooggan ay ku reebtay abaarta. Dhowr qoys ayaa hadda ku nool deegaanka,...