Friday, August 14, 2026
Bam gacmeed ayaa xalay lagu weeraray guriga Xildhibaan Macalin Cali Aadan Cadoow, oo ku yaalla Xaafada Taleex ee Degmada Hodan ee Magaaladda Muqdisho. Dadka deegaanka ayaa sheegay, in kooxihii weerarka fuliyay ay baxsadeen. Lama shaacin, khasaaraha ka dhashay Qaraxyada. Masuuliyiinta ammniga dowladda  ayaa sameeyay howlgallo, waxaana la sheegayaa in ay dad ku...
Madaxweynayaasha dowladda Soomaaliya iyo Kenya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta oo ku kulmay magaalada Nairobi ayaa wacad ku maray in ay xoojinayaan dagaalka ka dhanka ah ururka Al-shabaab. Kaddib kulankooda ayeey labada madaxweyne isku raaceen iskaashi laga yeesho dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab oo khatar ku ah amniga labada...
Warar isa soo taraya ayaa sheegaya in ay degtay doon ay la socdeen in ka badan labo boqol oo tariibayaal xeebaha dalka Liibiya, waxaana dadka doonta la socda la sheegay in ay ka mid ahaayeen muhaajiriin ka tagay wadamada bariga Africa. Ilaa iyo hadda waxaa la helay meydadka shan ruux...
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa maanta ka furmaya shir ay yeelanayaan masuuliyiinta ugu sareysa Soomaaliya iyo Kenya sida horey loo sii shaaciyay. Madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed Farmajo iyo dhigiisa Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa in ay ka wada hadlaan xiriirka labada dowladood. Gaar ahaan shirka ayaa diirada lagu...
Saraakiisha booliiska Britain ayaa sheegay in qofkii weerarka ka geystay Arbacadii shalay dhismaha baarlamaanka UK uu xiriir la lahaa kooxaha islaamiyiinta. Sarkaal sare oo ka tirsan waaxda la dagaalanka argagixisada ayaa sheegay inuu rumaysan yahay in ay garanayaan huwiyadda qofka weerrarka gaystay. Shan qof ayaa dhimatay ugu yaraan 40 kalana waa...
Wararka naga soo gaaraya magaalada London ayaa sheegaya in askari lagu tooriyeeyay dhismaha baarlamaanka ee magaalada London. Qofka weerarkaasi geystay ayaa la sheegay in markii danbe ay toogteen ciidammada booliiska/ Wararka qaarna waxay sheegayaan in gaari si ula kac ah loo jiirsiiyay ugu yaraan afar ruux oo marayay buundada Westminster. Gawaarida gurmadka...
Nin ku taqasusay arimaha la xiriira tiknolojiyadda ayaa dacwad lagu oogay, waxaana lagu eedeynayaa in $39 milyan oo dollar uu ka xaday laanta canshuuraha ee Kenya (KRA). Alex Mutungi Mutuku, oo 28 sano jir ah, ayaa ku eedeysan in gallay khiyaano dhinaca Internet-ka, kaddib markii uu xaday lacag malaayiin doolar...
-Shirkada Xawaalada Amaana ayaa biyo dhaamintii ugu balaarneyd tan iyo markii ay abaartu ku dhufatay dalka ka bilaawaday deegaanno hoostaga gobolka Hiiraan. Mamuulaha Shirkadaha ee labada gobol Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe Xassan Ibraahim Xalane iyo qaar ka mid ah shaqaalaha shirkada ayaa deegaanka Ceelgaal 15km dhinac Waqooyi ugu beegan magaalada...
Booliska ka Kenya ayaa howlgal lagu baadigoobayo macalimiin dhawaan la qafaashay ka wadda xeryaha qaxootiga Dhadhaab oo ay ku nool yihiin kumanaan qaxooti Soomaaliyeed ah. Madaxa Booliska gobolka W/Bari Aaron Moriasi ayaa warbaahinta u sheegay in ay jiraan shakiyo ku aadan lahaystayaasha in lagu dhex haysto xerada Dhadhaab gudaheeda. Waxaa uu...
Ra’iisul Wasaaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa xalay booqday, Cisbitaalada la dhigay dadkii ku dhaawacmay Qaraxii shalay galab ka dhacay difaaca ay ciidamadda Ammaanka dowladda ay ku leeyihiin Xarunta Golaha Murtida Iyo Madadaalada National Theater magaaladda Muqdisho. Mudane, Xasan Cali Khayre, waxaa booqashadiisa ku wehliyay, Taliyeyaasha Ciidamada...