Thursday, August 13, 2026
Kooxo hubeeysan oo aan la aqoonsan ayaa xalay fiidkii abaare 7:30 xilliga geeska Afrika, nin dhalinyaro ah, kana mid ahaa shaqaalaha shirkadda isgaarsiinta Somtel ku dilay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo. Goobjoogeyaal ku sugan Baardheere ayaa WARSOM u sheegay in ninka la dilay uu u shaqeyn jiray shirkadda Somtel, islamarkaana...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa ku amaanay ra’iisal wasaare Xassan Cali Kheyre magacaabista gollaha wasiirada oo sida uu hadalka u dhigay mudo gaaban ku qaadatay in uu ku soo magacaabo marka laga eego waqtiga sharciga ah ee dastuurku u ogolaanayo. ‘’Ra’iisal wasaaraha markii aan soo magacaabay waxaan ka dalbaday in mudo...
Magaaladda Hargeysa ayaa lagu qabtay laba nin oo neef bakhti ah intay qaleen doonaya inay magaaladda ka iibiyaan. Labadan nin ayaa dooxa weyn ee magaaladda Hargeysa neef Lo’ah oo bakhtiyey lagu qabtay iyagoo haragii ama saantii ka saaraya,isla markaana doonaya inay magaalada ka iibiyaan sidaasna waxa warbaahinta u xaqiijiyey agaasimaha...
-Boqollaal dadweeyne ah ayaa maanta isugu soo baxay fagaaraha weyn ee Isbartiimo Feekiyo halkaa oo ay ku oogayeen salaad Roobdon ah oo Alle looga baryayay in uu abaaraha ka dulqaado shacabka Soomaaliyeed. Isu soo baxan roobdoonka ah oo ay si wadajir ah usoo qabanqaabiyeen wasaaradda cadaaladda iyo arimaha diinta dowlad...
Ra’iisal Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa ku dhawaaqay Golaha  Wasiiradda Xukuumadda Cusub, oo ka kooban 25 wasiir iyo hal Ra'iisal Wasaare. Sidoo kale, Wasiiradda cusub, waxaa ka mid noqday xubno ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaasoo la saadaalinayay in aysan boos ka heli doonin Golaha wasiiradda ee...
Mareykanka ayaa qorsheynaya in qalabka korontada ku shaqeeya ee sida Computer’s Laptop –yada iyo Tablets-ka laga mamnuuco in lala raaco diyaaradaha uga imaanaya wadammada Bariga Dhexe iyo woqooyiga Afrika. Xog laga hellay ilo wareedyo ka tirsan dowladda Mareykanka ayaa BBC-da u sheegay in tallaabadaasi ay saameyn ku yeelan doonto sagaal...
Kooxo hubeysan ayaa xalay weerar culus ku qaaday xarunta wasaarada gaashaandhiga ee ku taala jidka warshadaha degmada Deynille ee gobolka Banaadir. Goob joogayaal ku sugan agagaarka halka uu weerarka ka dhacay ayaa sheegay in ay maqlayeen rasaas culus oo ay is weydaarsadeen kooxihii dableyda ee weerarka soo qaaday iyo ciidamadii...
Madaxweynaha dalka Ghana Nana Akufo-Addo, ayaa magacaabay tirada golihii wasiirada ugu balaarnaa qaarada Africa oo gaaraya  110 wasiir. Madaxweynaha ayaa magacaabay 56 wasiir, 50 wasiir ku-xigeen iyo 4 wasiir madaxtooyo oo isku geynta tirada gollaha wasiirada dalkaas ka dhigeysa 110 wasiir, waana xukuumadii ugu ballaarneyd marka la eego guud ahaanba...
-Ciidamadda ammaanka dowladda Soomaaliya, ayaa gacanka ku soo dhigay dhalinyaro dhac u-geysanayay dadka ku nool  degmadda Yaaqshid ee magaaladda Muqdishu. “Waxaan aragnay iyagoo dhac u-geysanaya dadka degmadda ku nool, waxaan dilnay mid ka mid ah kooxdii burcada aheyd, mid ka mid ahna waan dhaawacnay, halka qaar kalana aan gacanta ku...
Madaxweye ku-xixgeenka maamul gobolleedka Puntland C/xakiin Xaaji Camey oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in madaxda dowladda federaalka looga fadhiyo in ay soo dhisaan sida uu hadalka u dhigay dowlad wax ku ool ah. Madaxweyne ku-xigeenka ayaa sheegay in mas’uuliyiinta ugu sareysa dowladda u muuqdaan kuwa iyaga isku mashquulsan, taasoo...