Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo safar shaqo ku jooga goboladda bariga ayaa saaka hiirtii waabari socdaal ku maray deegaanadda laga wado sahaminta Shiidaalka iyo macdanta ee Togdheer, ka dibna dib usu soo laabtay magaaladda Burco oo uu kaga qaybgalayey daah furka bilowga sahaminta shiidaalka oo maalmahan ka socday...
Laba Qarax, ayaa maanta ka dhacay degmooyinka Waaberi iyo Dharkeynleey ee magaaladda Muqdishu, sida saraakiil iyo goob-joogayaal ay u sheegeen Hiiraan Online.
Qaraxii koowaad, waxaa uu ahaa gaari lagu xiray qarax oo ku qarxay nawaaxiga isgooyska dabka ee magaaladda Muqdishu, wax khasaara ahna kama dhalan.
“ Ninka qaraxa loogu xiray gaarigiisa,...
Labo caruur ah ayaa lagu waramayaa in ay ku dhinteen, saddex kalana waa ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay deegaan ku yaala xadka dowladda Kenya, gaar degmada Mandheera.
Sarkaal sare oo ka tirsan maamulka Mandera oo lagu magacaabo David Mbeki ayaa sheegay in qaraxaasi ay ku dhinteen carruur ku cayaaraysay,...
Ra’iisal Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali kheyre, ayaa xalay Isbitaalo ay ku jireen ku booqday bukaano ay ka mid yihiin fananada Saynab Xaaji Cali Baxsan, sii hayaha xilka wasiirka dekadaha iyo gadiidka badda , Abwaan Maxamuud Cabduulahi Ciise Singub ,film qaade Cabdixamiid Karazay oo ka...
Koox hubeysan ayaa xalay magaaladda Laascaanood, siyaabooyin kala duwan uga geystay dilal qorsheeysan.
Laba nin oo la sheegay in ay ahaayeen dad shacab ah oo si weyn laga yaqaanay magaaladda ayaa lagu dilay bartamaha Laascaanood, waxaana lagu kala magacaabi jiray Jaamac Cabdi iyo C/xakiin Ducaale.
Kooxihii dilalka geystay ayaa la sheegay...
Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha maamulka khaatuma Yaasiin Axmed Sulub, ayaa ku geeryooday magaaladda Diri-dhaba ee Dalka Itoobiya, sida masuuliyiin maamulka Khatumo ka tirsan ay sheegeen.
Wasiirka ayaa la sheegay in xanuun dhinaca wadnaha uu kusoo booday.
Faafaahinta iyo taariikh nololeedka Wasiirka waan idin soo gudbineynaa:
warsom2011@gmail.com
(WAR SAXAAFADEED: Muqdisho: 25-03-02017)
Kulan ay maanta yeesheen Hogaamiyaasha Xisbiyada Siyaasadeed ee Soomaaliya, ayaa waxaa si qoto dheer looga wada- hadlay ; dareenka shacabka ee ku aadan Golaha Wasiirada cusub ee dhawaan la magacaabay, dood...
Hay’adda Bisha Cas ee Turkiga ayaa maanta magaalada Muqdisho ka dejisay diyaarad sidey hal tan oo raashiin nafaqeysan ah oo loogu talagay dadka ay abaaruhu ku saameyeen qaar ka mid ah gobollada dalka, gaar ahaan caruurta nafaqo darrada la ildaran.
Gargaarka rashiinka ah ayeey madaxda hay’addu maanta ku wareejiyeen guddiga...
Laba qarax oo xoogan ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, kuwaasi oo in badan laga maqlay degmooyinka gobolka Banaadir.
Qaraxa koowaad ayaa ka dhacay xaafadda Seeybiyaano ee degmadda Hodan ee magaaladda Muqdisho lamana oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay.
Qaraxa labada ayaa ka dhacay banaanka hore ee maqaayada...
Golaha Amaanka ee Q.M ayaa ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada New York waxay uga hadleen arrimaha abaarta sii baahayso ee Soomaaliya.
Golaha ayaa kulankoodaasi oo ahaa mid gaar ah kaga hadley gargaarada bini'aadannimo ee meelaha qaarkood qatarta ah xaaladaha, amniga iyo siyaasadda Soomaaliya.
Golaha amaanka Q/M ayaa tan iyo bilawgii...


















